Loading...
The URL can be used to link to this page
Your browser does not support the video tag.
Home
My WebLink
About
ActivitiesDirectory_WinterSpring2024-25_Somali-Web
Registration begins noon Nov. 6! EdinaParks.com Diiwaangelinta waxay bilaabaneysaa duhurnimada Nofeembar 6! EdinaParks.com Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina Tusaha Waxqabadyada 2023–2024 QABOOBAHA/GUGA 2 Deeqaha Barnaamijka Connect Card • Waxay helitaan bilaash ah ama qiimo jaban ku bixisaa waxqabadyada. • Waxaa u qalma dadka deggan Edina (kaliya dhalinyarada) ama kuwa iskuulka ka dhigta Edina. • Dadka kaarka-haysta waxay mas’uul ka yihiin bixinta canshuurta shey kasta oo la canshuuri karo. • Onlaynka ka codso ama codsi soo daabac oo boosto ku dir; wac 952-300-2378 si aad u codsato (lagu heli karo afafka Ingiriisiga, Soomaaliga ama Isbaanishka). • Kiridhit sanadle ah ayaa lagu dari doonaa koontadaada CivicRec haddii kaarkaaga Connect Card uu weli shaqeynayo si markaa aad adiga iskaaga isu diiwaangeliso. Haddii kaarkaagu dhacay, fadlan cusbooneysii kaarkaaga adigoo la xiriiraya Mu’asasada Bulshada Edina lambarka 952-300-2378. Barnaamijka Deeqda Edina Give and Go • Wuxuu deeq siiyaa ardayda Dugsiyada Dadweynaha Edina si ay uga qeybgalaan tacliinta, farshaxanka iyo isboortiga. Codso adigoo booqanayo EdinaGiveandGo.org. Foomka codsiga onlaynka ah waxaa lagu heli karaa luqado badan. Magaalada Edina waxay ku dadaashaa in waxqabadyada, xiisadaha iyo dhacdooyinka ay siiso qofkasta. Ku soo dhawow Tusaha Waxqabadyada Beerta Nasiinada & Tamashleynta! Tusahani wuxuu dulmarayaa waxqabadyada laga bilaabo ku dhawaad Diseembar ilaa bisha Maarso. Macluumaadka ku saabsan barnaamijka waxaa laga heli karaa onlaynka. Kuwa ku jira liiska sugitaanka, waxa aan sameyneynaa dadaal kasta si aan dadka ugu darno fasalka ama barnaamijka. Haddii aad ku cusub tahay barnaamijyada Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina, fadlan koontadaada bilaashka ah goorhore kasii furo adigoo iska diiwaangelinaya barta EdinaParks.com/Fun. Soo dhawow! Talo Khabiir Haddii aad qorsheyneyso in canugaaga uu isla xiisado la qaato saaxiibadiisa, soo sheeg goorhore si isku waqti looga qoro. Deeqaha Duhurnimada Arbacada, Nofeembar 6 Diiwaangelinta waxay u furmeysaa dadka deggan Edina Duhurnimada Arbacada, Nofeembar 13 Diiwaangelinta waxay u furmeysaa qofkasta Diiwaangelinta Baro Kudul Orodka Barafka Wintarka Duhurnimada Arbacada, Diseembar 4 Diiwaangelin-hore ee kuwa hadda ku jira kalfadhiga xagaaga Duhurnimada Arbacada, Diseembar 11 Dadka Deggan Edina Duhurnimada Arbacada, Diseembar 18 Dadka Aan Deegaanka Ahayn Ogeysiis ku socda Kuwa Haysta Koontadi Hore Bishi Juun 5, macaamiisha waxay awoodeen in ay galaan koontadooda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Magaalada Edina iyaga oo hal meel ka wada-galaya. • Faa’iidooyinka in hal meel laga wada-galo waxaa ka mid ah: • Sukuurad adag • Gelitaan degdeg ah oo sahlan • Lambar sireedyada in dib loo soo ceshado oo sahlan Dhammaan macaamiisha jira waa in ay ku xirtaan lambar-sireed cusub marka ay galayaan koontadooda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Magaalada Edina kadib Juun 5, haddii aysan horay sidaa u samayn. Si koontada lagaaga caawiyo, fadlan la xiriir Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina lambarka 952-826-0367. Isu Diiwaangeli Waxqabadyada Booqo EdinaParks.com Ku dhufo “Isu Diiwaangeli Waxqabadyada” SIDA LA ISU DIIWAANGELIYO • Booqo EdinaParks.com Ku dhufo “Register for Activities (Isu Diiwaangeli Waxqabadyada).” • Dooro “Log In with Email (Ku Gal iimayl)” ee ku taasha bidixda kore. Moobilka, dooro “Account (Koontada)” ee ku taasha xagga sare. • Ashyaada qeybta keydka xulashada kaliya waxay ku jirayaan 10 daqiiqo. • Qeybta lacag bixinta, waxaa lagu weydiin doonaa sanduuqyo soo baxayo oo taxane ah ama ka dhaafitaano ah oo aad ubaahan tahay inaad hubiso kahor inta lacag bixintaada la dhammeystirin. • Liiska sugitaanka: Xulasho la siiyo kuwa aan hadda ka diiwaangashaneyn fasal/waxqabad. • Lacago celinta waa in lagu sameeyaa ugu yaraan 10 maalmood oo shaqo kahor bilaabashada fasalka waxaana lagu qiimeeyaa khidmad maamul oo 20% ah. Lacag celin lama bixin doono 10 maalmood oo shaqo ka hor bilaabashada waxqabad. • Kiridhit nis ah ayaa la tixgelin doonaa haddii kansalitaanka ay sabab u tahay jirro ama dhaawac culus. 3 MUNAASABADAHA BULSHADA .........4 BARNAAMIJYADA DUGSIGA BARBAARINTA HORE ..........................6 KA MID NOQOSHADA IYO MADADAALADA LA QABSIGA .............7 BARNAAMIJYADA DHALINYARADA & DA’ YARTA .........................................8 BARNAAMIJYADA FARSHAXANKA ....9 CIYAARTA GOLOFTA BRAEMAR .........10 BARNAAMIJYADA DADKA WAAWEYN ...............................12 BARNAAMIJYADA DADKA KAWEYN 55+ SANO .............................13 TAS-HIILAADKA IYO TAMASHLEYNTA ..................................14 TUSAHA .................................................15 ISKA QOR EdinaParks.com Jaldiga dushiisa: Qoys ahaan farshaxanka ka barta Xarunta Farshaxanka Edina. (Ka Eeg Bogga 9 wixi xog dheeraad ah. Boggan: Ku raaxayso quruxda Centennial Lakes Park marka ay xilliyadu isbedelaan. MUNAASABADAHA BULSHADA Barnaamijyada Boggagaan iska diiwaangeli EdinaMN.gov/Fun Diiwaangelin Looma Baahna Munaasabadaha Bilaashka ah 4 Kabagashiga Barafka Dayaxa Buuxa ee Qoyska Nagala soo qeybgal Kabagashiga Barafka Dayaxa Buuxa ee Qoyska ee kadhacaya Braemar Golf Course. Kudhex lugee Beerta Braemar dariiq 30-daqiiqo aad is-hageyso oo iftiin leh. Kabaha barafka ayaa la helayaa si loogu socdo dhabbaha barafka. Isu diiwaangeli qoys ahaan; 4 qof ku kooban qoyskiiba/diiwaangelintiiba. Diseembar 15, Jan. 13 iyo Feb. 12 6 p.m., 6:45 p.m., 7:30 p.m. Koorsada Goolofta Braemar $15/qoyskiiba U-ganbinta Kubadda Kaaha Isu diyaari in aad habeenka ku ifiso khibradda u-ganbinta kubadda ee ugu dambaysay! Ciyaarteena U-ganbinta Kubadda ee gudaha Kaaha Mugdiga ee da’aha 7-10 waa dhacdo soo jiidasho leh oo isku daraysa xiisaha u-ganbinta kubbadda iyo kaaha dhalaalaya. Fadlan la kaalay Funaanad cad si loogu sawiro bidhaamin oo u xirato dhacdada. Salaasa, Noofambar. 26 6-8 habeenimo. Edinborough Park Diiwaangelin hore ayaa loo baahan yahay; $25/canugi Sawirada lala galayo Santa U dabaaldeg ciidaha adigoo nagula soo biiraya fursad sawir lala galayo Santa iyo elf-tiisa. Inta aad sugeyso, waxaad iibiyeyaasha maxalliga ka dukaameysan kartaa hadiyaha fasaxa ama waxaad shukulaato kulul u qaadi kartaa ilmaha. Khamiis, Diseembar 5 4-7 habeenimo Centennial Lakes Park $15/sawirka qoyskiiba Xafladaha Habeenka Sanadka Cusub Ka Horreeyo ee Beerta Nasiinada Ku biir u tirinta sanadka cusub adiga oo samaynaya xasuuso qoys oo ka dhacaya Edinborough Park! Maalinta ku qoob ciyaar laxamada DJ-ga, samee hawlo farshaxan oo mowduuc leh, hibadaada ku soo bandhig bandhigga hibada oo macmacaan gaar ah ka hel Peak Cafe! Dhacdada sidoo kale waxaa ku jira adeegsiga gaarka ah ee PlayPark. Talaado, Diseembar 31 Xalqada 1 10 a.m.-12:30 p.m. Edinborough Park Diiwaangelin hore ayaa looga baahan yahay carruurta (da’aha 1-17) iyo dadka waaweyn (18+); $13/canugga koowaad $10/canugi dheeraad ah $5/qofki weyn Xalqada 2 2-4:30 p.m. Barnaamijyada Boggagaan iska diiwaangeli EdinaMN.gov/Fun Diiwaangelin Looma Baahna Munaasabadaha Bilaashka ah 5 Tartanka Halxiraalaha Waalan ee Isniinta DHAMAAN DA'DA Isu diyaari bandhiga halxiraalaha ee ugu dambeeya! Isku keen koox ilaa afar ciyaartoy ah si ay ugu tartamaan tartanka xujada jigsaw. Tartankan waxa loo qaban doonaa qaab is-reeb-reeb ah muddo saddex habeen oo Isniin ah. Isniinaha Maarso 10, 17, 24 6-7:30 p.m. Edina Senior Center $20/kooxdiiba Dhabaha Ciyaarta Candyland Nagala soo qeybgal ciyaartan leh madadaalada iyo isdhexgalka itaalka nololasha oo kadhaceysa Edinborough Park. Waxaad ciyaarta ku dhammeyn doontaa Aqalka Buushbuushka ah ee Weyn ee Candyland. Jimco, Febraayo 14 9 am-7 g.d. Edinborough Park Waxaa ku jira qiimaha gelitaanka. Bandhigga Waxqabadka Xagaaga Kaalay oo arag dhammaan fursadaha cajiibka ah ee ay Edina bulshada ugu soo bandhigeyso Bandhigga Waxqabadka Xagaaga. Tani waxa ay ku siin doontaa waqti aad wax uga barato waxyaabaha kala duwan ee ay bixiyaan Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina, Waxbarashada Bulshada Edina iyo ururada ciyaaraha fudud ee Edina kahor inta aysan furmin diiwaangelinta xagaaga. Khamiis, Febraayo 6 4:30-6:30 p.m. Edinborough Park Bilaash Ugaarso xayawaanka uflaha Waxaan dib u soo celineynaa ugaarsigan caanka ah! Wixi macluumaad ah oo ku saabsan Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina ka raadi boggooda Facebook iyo Instagram. Febraayo 2025 Beeraha NasiinadaEdinaEdina Bilaash 6 BARNAAMIJYADA DUGSIGA BARBAARINTA HORE 6 Barnaamijyada Boggagaan iska diiwaangeli EdinaParks.com/PreK DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA QOOB KA CIYAAR 3 Mini Movers I (Socdaalka Carruurta)Khamiisaha Bilaabanayo Janaayo 9 4-5 Mini Movers II (Socdaalka Carruurta)Khamiisaha Bilaabanayo Janaayo 9 MUUSIGA 4 bilood- 5 sano Muusig Wadajir (Music Together) Subaxyada Isniinta-Sabtida Bilaabanayo Janaayo 21 JIMICSIGA JIIMNAASTIGA 18 bilood- 5 sano Aad Jimicsiga Jiimnaastiga Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Janaayo 8 KUDUL ORODKA BARAFKA 3-6 Baro Kudul Orodka Barafka Xalqada Qaboobaha Maalmaha Talaadada, Sabtiyaasha ama Axadaha Bilaabanayo Janaayo 5 WAQTIGA CARRUURTA SOCOD BARADKA EE FURAN 2-5 Waqtiga carruurta socod baradka oo ka dhacayo Braemar Field Kaalay oo arag qalabkeena cusub! Maalmaha Talaadada & Khamiisaha Bilaabanayo Nofeembar 5 FARSHAXANKA 2-6 Farshaxanka: Isku Day!Jimcayaasha Sanadka oo dhan WAXQABADYADA KALEISBOORTIGA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA SOCOD BARAD CAJIIB AH & CIYAARAHA FUDUD 1.5-2.5 Socod Barad Cajiib Ah & Ciyaaraha Fudud Maalmaha Isniinta Bilaabanayo Janaayo 13 & Febraayo 242.5-6 CIYAARAHA KACAANKA 2-6 Kubadda Kolayga Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Janaayo 7 & Febraayo 4 2-5 Dulmarka Isboortiga Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Janaayo 7, Febraayo. 4 & Maarso 4 LAADADKA KUBADDA CAGTA 2-3 Laadadka Kubadda Cagta ee Carruurta Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Diseembar 4 & Feb. 5 Khamiisaha Bilaabanayo Diseembar 5 & Feb. 6 3-5 Laadadka Kubadda Cagta Kalaasiga ah Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Diseembar 4 & Feb. 5 Khamiisaha Bilaabanayo Diseembar 5 & Feb. 6 7 KA MID NOQOSHADA IYO MADADAALADA LA QABSIGA 7 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 5+Riyada Kudul Orodka Barafka Maalmaha Sabtida Abriil 5- May 3 16+Farshaxanka La Qabsiga Gu’ga Jimcayaasha Abriil 18- May 16 ISBOORTIGA & WAXQABADYADA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 16+Guriga Buskutka Graham Talaado Nofeembar 19 55+ Kooxaha Bulshada 55+: Farshaxannimada Waqtiga Da’da Dambe Khamiisaha Nofeembar 21- Diseembar 19 GAAR WIXI KHEYRAAD AH KA MID NOQOSHADA Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta waxay bixisaa adeegyada loo dhan yahay ee waxqabadyada iyo munaasabadaha. Kormeeraha Tamashleynta Amanda Clarke kala xiriir 952-826-0433 ama aclarke@EdinaMN.gov afar toddobaad kahor taariikhda bilaabashada barnaamijka. LA QABSIGA MADADAALADA Magaalada Edina waxay shuraako la tahay Reach for Resources si ay u bixiso waxqabadyo loogu talagalay in ay daboolaan baahiyaha kala duwan ee dadka naafada ah. Booqo ReachforResources.org si aad macluumaad dheeraad ah uga hesho. Si aad isugu diiwaangeliso fasalada Reach, booqo ReachforResources.org oo hel qiimo dhimista deganaha kadib marka aad samaysato koonto. 8 8 Barnaamijyada boggan iska diiwaangeli EdinaParks.com/Youth DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 8-12 Firfircooni Nala Hel: Isboortiga Qaboobaha Maalmaha Arbacada ah Janaayo 22- Febraayo 12 QABSO DAGAALYAHANKA NINJA 6-13 Qabso Kooxda Tamashleynta Ninja Jimcayaasha Bilaabanayo Janaayo 10 & Maarso 7 Maalmaha Sabtida Bilaabanayo Janaayo 11 & Maarso 8 5-13 Hordhaca Dagaalyahanka Ninja Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Janaayo 8 & Maarso 5 5+Xiisadda Waalidka /Canuga ee Ninja Axadaha Bilaabanayo Janaayo 5 & Maarso 2 QOOB KA CIYAAR 5-7 Qoob Ka Ciyaarka Amiiradda Khamiisaha Bilaabanayo Janaayo 9 ISBOORTIGA & WAXQABADYADA BARNAAMIJYADA DHALINYARADA & DA’ YARTA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA KU DUL ORODKA BARAFKA IYO LOOXA BARAFKA 8-18 Dugsiga Blizzard ee Ku Dul Orodka Barafka iyo Looxa BarafkaIska diiwaangeli blizzardmn.com oo magacow "Edina24" Sabtiyada ama Axadaha Bilaabanayo Diseembar 7 ama 8 JIMICSIGA JIIMNAASTIGA 5-7 Aad Jimicsiga Jiimnaastiga Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Janaayo 8 DABIICIGA 8-12 Qaboobaha Dibedda Barnaamijyada Dabiiciga Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Janaayo 14 KUDUL ORODKA BARAFKA 4-15 Baro Kudul Orodka Barafka Xalqada Qaboobaha Maalmaha Talaadada, Khamiisaha, Sabtida ama Axadaha Bilaabanayo toddobaadka Janaayo 5 9 BARNAAMIJYADA FARSHAXANKA Barnaamijyada Boggan iska diiwaangeli EdinaParks.com/Art DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 2+Sheybaarka Farshaxanka Sabtida Koowaad Maalmaha Sabtida Janaayo 4, Febraayo 1 & Maarso 1 12-16 Anime iyo Manga loogu talagalay Dhalinta Maalmaha Isniinta Janaayo 6-Febraayo 10 14+Bilaabidda Wax Sawiridda – Aasaaska Maalmaha Talaadada Janaayo 7– Febraayo 11 14+Sawirada Farshaxanka Caanka Maalmaha Arbacada ah Janaayo 8– Febraayo 12 7-11 Isu Keenaha Farshaxanka Carruurta Maalmaha Arbacada ah Janaayo 8-Febraayo 12 & Febraayo 26- Abriil 2 2-6 Farshaxanka: Isku Day! Loogu Talagalay Ardayda Dhigata Dugsiga Barbaarinta Hore Jimcayaasha Socda 9-12 Sawirrada Xayawaanka 3D Maalmaha Talaadada Janaayo 14-21 6-11 Farshaxanka Batik ee iska Caabinta Koollada Maalmaha Talaadada Janaayo 28- Febraayo 11 10-16 Aqoon isweydaarsiga Wareegga Warqadda Nalka LED Maalmaha Sabtida Bilaabanayo Febraayo 8 6-11 Tolmada Qaabka Furan Maalmaha Talaadada Febraayo 25 & Maarso 11 14+Sawirka Dhijitaalka ee Procreate Maalmaha Talaadada Maarso 18- Abriil 1 XIISADAHA DHALINYARADA IYO QOYSKA 9 FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA Rinjiyeynta Dhabta Ah Maalmaha Isniinta Janaayo 6- Febraayo 10 & Febraayo 24- Maarso 31 Rinjiyeynta La Taaban Karin – Dhexdhexaadka Maalmaha Isniinta Janaayo 6- Febraayo 10 & Febraayo 24- Maarso 31 Istuudiyaha Wax Sawiridda ee Louise Gillis Maalmaha Talaadada Janaayo 7-Febraayo 11 & Febraayo 25- Abriil 1 Bilaabidda Wax Sawiridda – Aasaaska Maalmaha Talaadada Janaayo 7– Febraayo 11 Bilaabidda Riinjiga Biyaha Maalmaha Talaadada Janaayo 7-21 & Janaayo 28- Febraayo. 11 Rinjiyeynta Saliida Dhexdhexaadka Maalmaha Talaadada Janaayo 7-Febraayo 11 & Febraayo 25- Abriil 1 Bilaabidda Sawiridda Maalmaha Arbacada ah Janaayo 8-Febraayo 12 & Febraayo 26- Abriil 2 Sawirada Farshaxanka Caanka Maalmaha Arbacada ah Janaayo 8–Febraayo 12 Ku Buraashidda Dabiiciga: Bilaabidda Riinjiyeynta Muuqaalada Dabiiciga Maalmaha Arbacada ah Janaayo 8-Febraayo 12 & Febraayo 26- Abriil 2 Bilaabidda Riinjiyeynta Saliida Maalmaha Arbacada ah Janaayo 8-Febraayo 12 & Febraayo 26- Abriil 2 Riinjiga Biyaha Heer Dhexe Khamiisaha Janaayo 9-Febraayo 13 & Febraayo 27- Abriil 3 Riinjiyeynta La Taaban Karin – Bilow Khamiisaha Janaayo 9– Febraayo 13 Wada-sheekeysiyada u Kuurgalidda Maalmaha Arbacada ah Janaayo 15, Febraayo 19 & Maarso 19 Heerka 2 Bilaabidda Riinjiga Biyaha Maalmaha Talaadada Febraayo 25-Abriil 1 Muujinta Lakabyada ah: Sahminta Hababka Isku Dhafan Maalmaha Arbacada ah Febraayo 26-Abriil 2 Riinjiyeynta La Taaban Karin – Ubaxyada Khamiisaha Febraayo 27-Abriil 3 Nolosha Qarsoon ee Midabka: Riinjiyeynta Riinjiga Biyaha ee Dareenka Leh Jimcayaasha Febraayo 28-Abriil 4 Sahmi Dunida Farshaxanka Dareeraha Maalmaha Isniinta Maarso 3-17 Sawirka Dhijitaalka ee Procreate Maalmaha Talaadada Maarso 18- Abriil 1 XIISADAHA DADKA WAAWEYN (16+) 10 BRAEMAR GOLF DOME Barnaamijyada Boggagaan iska diiwaangeli BraemarGolf.com/Instruction BraemarGolf.com; 952-903-5750 10 MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA BRAEMAR GOLF DOME Jimcayaasha Janaayo 3-31 (Ma jiro fasal Janaayo 24) 8:15-8:45 a.m. 9-9:30 a.m. 9:45-10:15 a.m. Maalmaha Sabtida Janaayo 4-25 8:15-8:45 a.m. 9-9:30 a.m. 9:45-10:15 a.m. Jimcayaasha Febraayo 28-Maarso 21 8:15-8:45 a.m. 9-9:30 a.m. 9:45-10:15 a.m. Maalmaha Sabtida Maarso 1-22 8:15-8:45 a.m. 9-9:30 a.m. 9:45-10:15 a.m. MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA BRAEMAR GOLF DOME Maalmaha Talaadada Janaayo 7–Febraayo 4 (Ma jiro fasal Janaayo 21) 4-4:50 habeenimo. 5-5:50 habeenimo. Maalmaha Sabtida Janaayo 4-25 11-11:50 a.m. Duhurki-12:50 p.m. Maalmaha Talaadada Febraayo 25-Maarso 18 4-4:50 habeenimo. 5-5:50 habeenimo. Maalmaha Sabtida Maarso 1-22 11-11:50 a.m. Duhurki-12:50 p.m. Da’aha 3-5, $70 LITTLE HORNETS Da’aha 5-7, $89 GREEN HORNETS 11Barnaamijyada Boggagaan iska diiwaangeli BraemarGolf.com/Instruction BraemarGolf.com; 952-903-5750 11 DA’DA MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA QIIMAHA E - DHIIRIGELIN 6-8 Khamiisaha Janaayo 2–Febraayo 6 (Ma jiro fasal Janaayo 23) 4-4:50 habeenimo. $125 5-5:50 habeenimo. 6-8 Maalmaha Sabtida Janaayo 4– Febraayo 1 1-1:50 habeenimo. $125 2-2:50 habeenimo. 6-8 Khamiisaha Febraayo 13- Maarso 13 4-4:50 habeenimo. $125 5-5:50 habeenimo. 6-8 Maalmaha Sabtida Febraayo 15 & Maarso 15 1-1:50 habeenimo. $125 2-2:50 habeenimo. 6-8 Axadaha Febraayo 16 & Maarso 16 9-9:50 a.m. $125 10-10:50 a.m. D - HORUMARIN 8-10 Jimcayaasha Janaayo 3–Febraayo 7 (Ma jiro fasal Janaayo 24) 4-4:50 habeenimo. $135 5-5:50 habeenimo. 8-10 Maalmaha Sabtida Janaayo 4– Febraayo 1 3-3:50 habeenimo. $135 4-4:50 habeenimo. 8-10 Jimcayaasha Febraayo 14- Maarso 14 4-4:50 habeenimo. $135 5-5:50 habeenimo. 8-10 Maalmaha Sabtida Febraayo 15- Maarso 15 3-3:50 habeenimo. $135 4-4:50 habeenimo. 8-10 Axadaha Febraayo 16 & Maarso 16 11-11:50 a.m. $135 Duhurki-12:50 p.m. I - BARIDDA 10-12 Axadaha Febraayo 16 & Maarso 16 1-1:50 habeenimo. $145 2-2:50 habeenimo. N - TALLAABADA XIGTA 11-14 Axadaha Febraayo 16 & Maarso 16 3-3:50 habeenimo. $155 4-4:50 habeenimo. ISDIYAARINTA DUGSIGA SARE HOOSE/SARE Maalmaha Talaadada Janaayo7–Maarso 4 (Ma jiro fasal Janaayo 21) 4:30-6 p.m.$300 Isniinaha & Arbacooyinka Febraayo 10-Maarso 5 4:30-6 p.m.$300 Braemar Golf Dome CASHARADA YARYARKA MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA GOOLOFTA 101: TALLAABOOYINKA KOOWAAD Maalmaha Arbacada ah Janaayo 8-29 6-7 p.m. Maalmaha Isniinta Janaayo 6-27 10-11 a.m. Maalmaha Arbacada ah Febraayo 5-26 5:30-6:30 habeenimo. Isniinaha & Arbacooyinka Maarso 3-12 10-11 a.m. 6:15-7:15 p.m. GOOLOFTA 101: TALLAABOOYINKA KOOWAAD (DUMARKA KALIYA) Maalmaha Talaadada Febraayo 4-25 6-7 p.m. Maalmaha Talaadada & Khamiisaha Maarso 4-13 5-6 p.m. 7:30-8:30 p.m. GOOLOFTA 202: TALLAABADA XIGTA Maalmaha Arbacada ah Janaayo 8-29 10-11 a.m. Maalmaha Isniinta Janaayo 6-27 6-7 p.m. Isniinaha & Arbacooyinka Maarso 3-12 11:15 a.m.-12:15 p.m. 7:15-8:15 p.m. GOOLOFTA 202: TALLAABADA XIGTA (DUMARKA KALIYA Maalmaha Arbacada ah Febraayo 5-26 6:30-7:30 p.m. Maalmaha Talaadada & Khamiisaha Maarso 4-13 6:15-7:15 p.m. Braemar Golf Dome, $129 CASHARADA KOOXDA DADKA WAAWEYN 12 BARNAAMIJYADA DADKA WAAWEYN Barnaamijyada Boggan iska diiwaangeli EdinaParks.com/Adult DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 18+Xiisadaha Yoogada Deggan ee Xarunta Waayeelka Edina Maalmaha Talaadada Kalfadhiga Wintarka bilaabanayo Janaayo 7 HORYAALADA ISBOORTIGA DADKA WAAWEYN 18+Afar-Qof Horyaalka Hockey Fiidki Maalmaha Arbacada & subaxyada Sabtida Wuxuu bilaabmayaa bartamaha- Diseembar, sida cimiladu masaamaxdo 18+Horyaalka Kubadda Laliska Haweenka Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Janaayo 8 18+ Horyaalka Kubadda Pickleball ee Dadka Waaweyn (Rag iyo Dumar) Subaxyada Arbacada Bilaabanayo Febraayo 19 18+Baro Kudul Orodka Barafka Xalqada Qaboobaha Talaadooyinka, Sabtiyada ama Axadaha Bilaabanayo toddobaadka Janaayo 5, sida cimiladu u masaamaxdo ISBOORTIGA & WAXQABADYADA KALE 12 13 FASALKA MAALINTA Jimicsiga Firfircoonaanta Jirka Talaadooyinka ama Khamiisaha Jimicsiga Firfircoonaanta Jirka – Heerka 2 Maalmaha Arbacada ah Tai Chi Maalmaha Isniinta Kooxda Taageerada Daryeel Bixiyaha Khamiisaha Koowaad La-talinta Caymiska Caafimaadka Maalmaha Talaadada Labaad JIRDHISKA & CAAFIMAADKA MUNAASABADDA MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA Xafladda Duhurka Ka Horreeya Sanadka Cusub Talaado Diseembar 31 11:30 a.m. MUNAASABADAHA GAARKA EDINA SENIOR CENTER Xarunta Waayeelada Edina waxay madadaalo, waxbarasho, caafimaad iyo barnaamijyada fayoobaanta, safarada maalinta, munaasabadaha gaarka ah iyo howlo joogta ah siisaa dadka 55 sano jirka ah iyo kaweyn. Isdiiwaangelin ayaa loo baahan yahay barnaamijyada intooda badan waxaana onlaynka la iska diiwaangelin karaa EdinaSeniorCenter.com ama iyadoo la wacayo 952-833-9570. Rukumo ama ka daalaco wargeyskeenna barta EdinaSeniorCenter.com. MADADAALADA & CIYAARAHA • Turubka ACBL • Ciyaarta Bingo ee Billaha ah • Naadiyada Buugaagta • Ciyaaraha Socda & Ciyaaraha Kaararka • Miisaska Ciyaarta Pool-ka • Maktabadda Amaahda Halxiraalaha • Ciyaarta Miis Ku Taraarixinta • Calaf Doon • Kooxaha Bulshada • Naadiga Ukulele Iska qor wargeyska The Times barta EdinaMN.gov/TimesSignup BARNAAMIJYADA DADKA KAWEYN 55+ SANO 13 FASALADA • Badbaadada Darawalka • Fasalada Taariikhda Khamiisaha bilaabanayo Janaayo 9 • Bandhigyo Waxbarasho Hal-mar ah oo Kala Duwan • Caawinta Tignolojiyadda SAFARADA MAALINTA Booqo EdinaSeniorCenter.com si aad u hesho bixinnada maalinta safarka. Xadiiqadaha iyo Madadaalada 952-826-0367 EdinaParks.com 14 EDINBOROUGH PARK Edinborough Park waxay hoy u tahay Adventure Peak, mid ka mid ah dhismayaasha ciyaarta gudaha ee ugu weyn gobolka, iyo The Summit, aag waxyaabo badan ay ku ciyaaraan qoysaska iyo jiim. Xubin ka noqoshada iyo gelitaanada qorista maalinlaha ah ayaa sidoo kale loo heli karaa balliga dabaasha, wadada orodka/socodka iyo qalabka jimicsiga. • Xaflada qaboobaha ee dhalashada canugaada kula dabaaldag beerta nasiinada! Xirmooyin kala duwan ayaa onlaynka laga heli karaa. • Caweyska Aflaanta Qoyska Jimcaha ayaa la qabtaa Jimcaha labaad ee bilkasta, iyadoo midda ugu dambaysa ay tahay Abriil. • Taxanaha Madadaalada Beerta Edinborough ayaa sii soconaya Axadda iyo madadaalada carruurta iyo Caweyska Aflaanta Qoyska Jimcaha. Booqo EdinboroughPark.com si aad wax dheeraad ah uga barato. • Barxadaha kubadda pickleball-ka ee gudaha ayaa loo heli karaa in la sii qabsado ilaa Maalinta Xusuusta. GAROONKA IYO BARXADDA BRAEMAR Hoy u ah saddex sagxadood oo barafka gudaha ah, Sagxadda Barafka Gadaale iyo Garoonka Braemar. Arena (Dhammaan jadwallada waa la beddeli karaa) • Baraf Kudul Orodka Furan: U kaalay kudul orodka barafka $5/qofkiiba + $5/kirada kabaha lagu ordo. Booqo BraemarArena.com si aad uga hesho taariikhaha iyo waqtiyada. • Kubadda Usha Furan ee Dadka Waaweyn: $5/ciyaartoygiiba; 11:30 a.m.-1:30 p.m. Maalmaha Arbacada ah • Kubadda Usha Horumarsan: $15/nus saaciiba; Booqo BraemarArena. com si aad uga hesho diiwaangelinta iyo waqtiyada la heli karo. • Barafka Horumarsan: $15/waqtigiiba; Booqo BraemarArena.com si aad uga hesho diiwaangelinta iyo waqtiyada la heli karo. Garoonka Braemar (Dhammaan jadwallada waa la beddeli karaa) • Teendhada Furan: Khidmadda gelitaanka $5/qofkiiba. Visit BraemarField.com si aad uga hesho taariikhaha iyo waqtiyada • Kubadda Cagta Furan ee Dadka Waaweyn: 11:30 a.m. - 1:30 p.m. Isniinta-Khamiista • Dhabbaha Socodka: Bilaash u ah dadweynaha. Visit BraemarField.com si aad uga hesho taariikhaha iyo waqtiyada • Waqtiga Carruurta Socod Baradka: Maalmaha Talaadooyinka iyo Khamiisaha bilaabanayo Nofeembar 5 CENTENNIAL LAKES PARK Kaalay eeg “dahabka taajka” ee nidaamka beerta nasiinada Edina • Kireyso agabka kudul orodka barafka ama kuwaaga la kaalay si aad barafka ugu dul orodo warteena barafka. Taariikhda furitaanka waa la go’aamin doonaa, sidi cimiladu u masaamaxdo. • Jilaha 2025 iyo Codsiyada iibiyaha Suuqa Beeraleyda waxaa onlaynka laga heli doonaa Janaayo. • Si aad u hesho macluumaadka ku saabsan sida loo kireysto tiyaatarka ama Hughes Pavilion iyo macluumaadka ku saabsan koox israacidda, qiimayaasha iyo saacadaha, booqo CentennialLakesPark.com. • Dhabbaha socodka wuxuu furan yahay sanadka oo dhan waxaana la simaa maalin kasta. *Dhammaan jadwallada waa la beddeli karaa.TAS-HIILAADKA IYO TAMASHLEYNTA BARXADAHA BARAFKA EE DIBEDDA Kaalay oo dibedda ku raaxayso qaboobahan 12-ka barxadaha barafka ee dibedda ee Magaalada! Sida cimiladu u masaamaxdo, xilligu wuxuu socdaa bartamaha-Diseembar ilaa bartamaha-Febraayo. Goobaha • Park Arden • Cornelia School Park • Jardiinada Countryside • Creek Valley Park • Highlands Park • Lewis Park Saacadaha (Saacaduhu waa ay ku kala duwan yihiin fasaxyada iskuulka) • Maalmaha Isniinaha–Jimcayaasha: 4-9:30 p.m. • Maalmaha Sabtida: 9 a.m-9:30 p.m. • Axadaha: 1-8 p.m. Ka eeg EdinaParks.com/OutdoorRinks si aad uga hesho jadwalada la cusbooneysiiyey iyo xiritaanada. • Normandale Park • Pamela Park • Strachauer Park • Todd Park • Walnut Ridge Park • Weber Park 15Xadiiqadaha iyo Madadaalada 952-826-0367 EdinaParks.com 15 TAS-HIILAADKA BEERAHA NASIINADA & TAMASHLEYNTA Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta 952-826-0367 • 4801 W. 50th St. EdinaParks.com Braemar Arena 952-833-9506 • 7501 Ikola Way BraemarArena.com Garoonka Braemar 952-833-9512 • 7509 Ikola Way BraemarField.com Braemar Golf Course 952-903-5750 • 6364 John Harris Drive BraemarGolf.com Braemar Golf Dome 952-903-5775 Nofeembar 1 ilaa Abriil 1 7420 Braemar Blvd. BraemarGolfDome.com Centennial Lakes Park 952-833-9580 • 7499 France Ave. S. CentennialLakesPark.com Xarunta Biyaha Edina (Juun-Agoosto) 952-833-9543 • 4300 W. 66th St. EdinaAquaticCenter.com Xarunta Farshaxanka Edina 952-903-5780 • 4701 W. 64th St. EdinaArtCenter.com Xarunta Waayeelada Edina 952-833-9570 • 5280 Grandview Square EdinaSeniorCenter.com Edinborough Park 952-833-9540 • 7700 York Ave. S. EdinboroughPark.com Golaha Deegaanka Edina James Hovland, Duqa Magaalada Kate Agnew Carolyn Jackson James Pierce Julie Risser Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina Perry Vetter, Agaasimaha Tracy Petersen, Kaaliyaha Agaasimaha – Tamashleynta & Tas-hiilaadka Tom Swenson, Kaaliyaha Agaasimaha – Beeraha Nasiinada & Kheyraadka Dabiiciga Joe Abood, Maareeyaha Guud ee Goolofta Braemar Jesse Buchholz, Maareeyaha Guud ee Braemar Arena & Field Tiffany Bushland, Maareeyaha Guud ee Centennial Lakes Park Sabrina Clark, Khabiirka Taageerada Maamulka Janet Canton, Iskuduwaha Maamulka Amanda Clarke, Kormeeraha Tamashleynta Rachel Finberg, Qorsheeyaha Beerta Nasiinada Laura Fulton, Kormeeraha Tamashleynta Nicole Gorman, Kormeeraha Tamashleynta Patty McGrath, Maareeyaha Guud ee Edinborough Park iyo Xarunta Biyaha Edina Kersten McManamon, Maareeyaha Suuqgeynta Michelle Tanner, Khabiirka Baraha Bulshada Rachael Walters, Kormeeraha Tamashleynta Guddiga Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Matthew Doscotch, Guddoomiye Emma Ellertson, Xubin Arday Chris Garazatua Bob Kane Joe Luangrath Leah Pettit Jamie Pfuhl, Guddoomiye Ku Xigeen John Spanhake Sulayman Syed, Xubin Arday Bryce Weaver Ericka Welsh KulamadaGuddiga Beeraha Nasiinada & Tamashleynta wuxuu kulmaa 7 habeenimo ee Talaadada labaad ee bilkasta. Kulumadu waxay u furan yihiin dadweynaha. Komishanka Farshaxanka & Dhaqanka Caroline Byrd Ann Curtin Jennifer Faeth Alyssa Fram Tim Scully Anna Schenk, Xubin Arday Maxine Steinberg Brian Stemmler Laura Westlund, Guddoomiye Alana Zbaren, Guddoomiye Ku Xigeen KulamadaGuddiga Farshaxanka & Dhaqanka wuxuu kulmaa 4:30 habeenimo Khamiista afaraad ee bilkasta. Kulumadu waxay u furan yihiin dadweynaha. URURADA CIYAARAHA FUDUD EE DHALINYARADA Edina waxay taageertaa 13 ururo dhalinyaro ah oo isboorti oo kala duwan. Ururka Ciyaaraha Fudud ee Gabdhaha Edina www.egaa.org KUBADDA USHA Ururka Kubadda Usha Edina www.edinabaseball.com KUBADDA KOLAYGA Ururka Kubadda Kolayga Edina www.edinabasketball.com WAREEGYADA KUDUL ORODKA BARAFKA Harooyinka Magaalada Braemar Naadiga Kudul Orodka Barafka www.braemarfsc.org KUBADDA CAGTA Ururka Kubadda Cagta Edina www.edinasports.org HOCKEY Ururka Kubadda Hockey ee Edina www.edinahockeyassociation.com KUBADDA USHA SHABAQA Ururka Kubadda Usha Shabaqa Edina www.edinalacrosse.com KUBADDA CAGTA Ururka Kubadda Edina www.edinasoccer.org Naadiga Kubadda Edina www.edinasoccerclub.com KUBADDA JILCAN Ururka Xawaaraha Garoonka ee Gabdhaha Edina www.edinafastpitch.org DABAASHA Naadiga Dabaasha Edina www.edinaswim.com KUBADDA LALISKA Ururka Kubadda Laliska Edina www.edinavolleyball.org MUSAARACADA Ururka Musaaracada Edina www.edinawrestling.org Edina waxay leedahay 44 beero nasiino iyo 1,500 acres oo bannaan furan ah oo la sahmiyo laguna raaxeysto! Raadi beeraha nasiinada iyo adeegyada kale adiga oo isticmaalaya Beer Raadiyaha ee barta EdinaParks.com. KA DAALACO BOGGEENA FACEBOOK EE BEERAHA NASIINADA & TAMASHLEYNTA! Follow-garee @EdinaMNParksandRecreation wixi xog ah oo ku saabsan waxqabadyada Beeraha Nasiinada & Tamashleynta, munaasabadaha, Xarunta Waayeelada Edina, Braemar Arena & Field iyo kuwa kale oo badan! Codso in aad noqoto Hawlwadeenka Xerada Barafka! Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta waxa ay qabaneysaa codsiyada hawlwadeenka xerada barafka. Onlaynka ka codso EdinaMN.gov/jobs. Waa in aad 16 sano jir tahay ama kaweyn tahay si aad u codsato. Dhacdooyinka Shirkadaha, Isu Imaatinada Waaweyn & Aroosyada Braemar Golf Course BraemarGolf.com Centennial Lakes Park CentennialLakesPark.com Qolalka Kulanka ama Dhacdada Braemar Golf Course BraemarGolf.com Centennial Lakes Park CentennialLakesPark.com Xarunta Waayeelada Edina EdinaSeniorCenter.com Dhismayaasha Beerta Nasiinada iyo Hoyga Iskula Cunteynta Bannaanka Wac 952-826-0367 ama booqo EdinaParks.com Riwaayadaha, Bandhig Faneedka, Hobolada Tiyaatarka Edinborough Park Amphitheater EdinboroughPark.com Centennial Lakes Park CentennialLakesPark.com KIREYSO GOOBTA DHACDADA AMA XAFLADDA