Loading...
The URL can be used to link to this page
Your browser does not support the video tag.
Home
My WebLink
About
ActivitiesDirectory_SpringSummer2025_Somali_Web
Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina Tusaha Waxqabadyada Baro Kudul Orodka Barafka Diiwaangelintu waxay duhurnimada Abriil 16 u bilaabmeysaa dadka deegaanka! Diiwaangelinta waxay bilaabaneysaa duhurnimada Febraayo 12! EdinaParks.com 2025 GU’GA/XAGAAGA 2 Isu Diiwaangeli Waxqabadyada Booqo EdinaParks.com Ku dhufo “Isu Diiwaangeli Waxqabadyada” Duhurnimada Arbacada, Febraayo 12 Diiwaangelinta waxay u furmeysaa dadka deggan Edina Duhurnimada Arbacada, Febraayo 19 Diiwaangelinta waxay u furmeysaa qofkasta Diiwaangelinta Baro Kudul Orodka Barafka Kulaylaha Duhurnimada Arbacada, Abriil 9 Diiwaangelin-hore ee kuwa hadda ku jira xalqadda qaboobaha Duhurnimada Arbacada, Abriil 16 Dadka Deggan Edina Duhurnimada Arbacada, Abriil 23 Dadka Aan Deegaanka Ahayn SIDA LA ISU DIIWAANGELIYO • Booqo EdinaParks.com. Ku dhufo “Register for Activities (Isu Diiwaangeli Waxqabadyada)." • Dooro “Log In with email (Ku gal iimayl)” ee ku taasha bidixda kore. Moobilka, dooro “Account (Koontada)” ee ku taasha xagga sare. • Ashyaada qeybta keydka xulashada kaliya waxay ku jirayaan 10 daqiiqo. • Qeybta lacag bixinta, waxaa lagu weydiin doonaa sanduuqyo soo baxayo oo taxane ah ama ka dhaafitaano ah oo aad ubaahan tahay inaad hubiso kahor inta lacag bixintaada la dhammeystirin. • Liiska sugitaanka: Xulasho ayaa la siiyaa kuwa aan hadda ka diiwaangashanayn fasal/waxqabad. • Lacago celinta waa in lagu sameeyaa ugu yaraan 10 maalmood oo shaqo ka hor bilaabashada fasalka waxaana lagu qiimeyn doonaa khidmad maamul oo 20% ah. Lacag celin lama bixin doono 10 maalmood oo shaqo ka hor bilaabashada waxqabad. • Kiridhit nis ah ayaa la tixgelin doonaa haddii kansalitaanka ay sabab u tahay jirro ama dhaawac culus. Deeqaha Barnaamijka Connect Card • Waxaa u qalma dhallinyarada Edina ama kuwa iskuulka ka dhigta Edina. • U isticmaal in aad ku bixiso gelitaanka xarunta ama in aad ku hesho qiimo-dhimis xagga waxqabadyada ah. • Dadka kaarka-haysta waxay masuul ka yihiin bixinta canshuurta shey kasta oo la canshuuri karo. • Onlaynka ka codso ama codsi soo daabac oo boosto ku gudbi; wac 952-300-2378 si aad u codsato (lagu heli karo afafka Ingiriisiga, Soomaaliga ama Isbaanishka). • Kiridhit sanadle ah ayaa lagu dari doonaa koontadaada CivicRec haddii kaarkaaga Connect Card uu weli shaqeynayo si markaa aad adiga iskaaga isu diiwaangeliso. Haddii kaarkaagu dhacay, fadlan cusbooneysii kaarkaaga adigoo la xiriiraya Mu’asasada Bulshada Edina lambarka 952-300-2378. Barnaamijka Deeqda Edina Give and Go • Wuxuu deeq siiyaa ardayda Dugsiyada Dadweynaha Edina si ay uga qeybgalaan tacliinta, farshaxanka iyo isboortiga. • Codso adigoo booqanayo EdinaGiveandGo. org. Foomka codsiga onlaynka ah ayaa lagu heli karaa luqado badan. Magaalada Edina waxay ku dadaashaa in waxqabadyada, xiisadaha iyo dhacdooyinka ay siiso qofkasta. Deeqaha Ogeysiis ku socda Kuwa Haysta Koontadi Hore Macaamiisha waxay awoodaan inay galaan koontadooda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta ee Magaalada Edina iyagoo hal meel ka wada-galaya. • Faa’iidooyinka in hal meel laga wada-galo waxaa ka mid ah: • Sukuurad adag • Gelitaan degdeg ah oo sahlan • Lambar sireedyada in dib loo soo ceshado oo sahlan Dhammaan macaamiisha hadda jirta waa inay ku xirtaan lambar sireed cusub haddii aysan gelin tan iyo Juun 5, 2024. Si koontada lagaaga caawiyo, fadlan la xiriir Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina lambarka 952-826-0367. Ku soo dhawow Tusaha Waxqabadyada Beerta Nasiinada & Tamashleynta! Tusahani wuxuu dulmarayaa waxqabadyada laga bilaabo ku dhawaad Maarso ilaa bisha Agoosto. Macluumaadka ku saabsan barnaamijka waxaa laga heli karaa onlaynka. Kuwa ku jira liiska sugitaanka, ha ogaadaan waxaan sameyneynaa dadaal kasta si aan dadka ugu darno fasalka ama barnaamijka ay rabaan. Haddii aad ku cusub tahay barnaamijyada Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina, fadlan koontadaada bilaashka ah goorhore kasii furo adigoo iska diiwaangelinaya barta EdinaParks.com/Fun. Soo dhawow! Talo Khabiir Haddii aad qorsheyneyso in canugaaga uu isla xiisado la qaato saaxiibadiisa, kala hadal waalidiinta kale goor hore si isku waqti loogu qoro. 3 ISKA QOR EdinaParks.com MUNAASABADAHA BULSHADA .......4 BRAEMAR GOLF DOME ......................16 BARNAAMIJYADA DUGSIGA BARBAARINTA HORE ..........................8 Barnaamijyada DADKA WAAWEYN ..14 UDHANNAANSHAHA & MADADAALADA LA QABSIGA ...........12 Barnaamijyada DADKA KAWEYN 55+ SANO ...........................15 BARNAAMIJYADA DHALINYARADA & DA’ YARTA ..........10 TAMASHLEYNTA & TAS-HIILAADKA .6 BARNAAMIJYADA FARSHAXANKA ..13 TUSAHA ..............................................19 Jaldiga dushiisa: Kor gaariga dabdemiska, gaariga booliska, cagafta barafka xaaqda, bas iyo kuwo kale Maalinta Baabuurta. Ka eeg Bogga 4 wixi faahfaahin ah. Boggan: Lebiso oo dhaqdhaqaaqyada aad ugu jeceshahay ku baro Qoob Ka Ciyaarka Amiiradda, loogu talagalay da’aha 5 ilaa 7. Ka eeg Bogga 10 wixi faahfaahin ah. MUNAASABADAHA BULSHADA Barnaamijyadaan iska Diiwaangeli EdinaMN.gov/Fun Diiwaangelin Looma Baahna Dhacdooyinka Bilaashka ah Ilaa La Sheego Mooyaane 4 Tallaabo U Qaad Ka caawi Edina inay la tartanto bulshooyinka kale ee maxalliga ah munaasabadan bilaashka ee afarta toddobaad ah ee loogu talagalay qofkasta. Waxaa jira suurtagal ah in lagu guuleysto abaalmarinno bisha oo dhan. Xujadu waa May 1 ilaa 28. Is-diiwaangelintu waxay Abriil 1 ka bilaabmeysaa steptoit.org. Sabtida Halyeyga Weyn DA'DA 3-8 Nagula soo biir subax yaab leh oo uu ku wehliyo qofkaaga gaarka ah ee qaangaarka ah! Waxaan qaadan doonaa quraac barqadii ah, ciyaaro iyo tababarka halyeyga sare. Xor u noqo in aad soo xirato dharkaaga halyeyga sare hana soo hilmaamin kaamiradaada! Sabti, Maarso 810-11:30 a.m.Koorsada Goolofta Braemar $35/qof weyn iyo canug isla socdo Kubadda Boqoradda DA'DA 3-8 Nagula soo biir fiid shidan iyadoo uu ku wehliyo qofkaaga gaarka ah ee qaangaarka ah. Waxaan qaadan doonaa casho, qoob ka ciyaar iyo madadaalada amiirada. U soo labisashada si fiican ayaa la boorinayaa! Dhammaan lammaanaha waxaa sawiro ka qaadi doona sawir-qaadaheena. Jimco, Abriil 25 6-7:30 p.m. Koorsada Goolofta Braemar $55/qof weyn iyo canug isla socda Maalinta Baabuurta DHAMAAN DA'DA Ka agdhawoow gawaarida dabdemiska, baabuurta booliska, cagafta barafka xaaqda, basaska iyo qaar kaloo badan! Carruurtu waa in uu kor kala socdaa qof weyn. Dhacdada waxaa lagu qaban doonaa roob ama cadceed. Sabti, Meey 3 10 a.m. -duhurki Goobta baakinka ee Xarunta Southdale Bilaash Barnaamijyadaan iska Diiwaangeli EdinaMN.gov/Fun Diiwaangelin Looma Baahna Dhacdooyinka Bilaashka ah Ilaa La Sheego Mooyaane 5 CUSUB! Saddexleyda Carruurta DA’AHA 3-12 Carruurta waxay kaqeybqaadan karaan mid ka mid ah saddexda qaybood (Shabeelka, Goronyada ama Dameer-Farowga). Qeybaha waa ay ku kala duwanaan doonaan dhererka dabbaasha, baaskiil- wadista iyo orodka. Dabbaasha waxay ka dhici doontaa barkadda dabbaasha ee Xarunta Biyaha Edina halka baaskiil-wadista iyo orodka ay ka dhici doonaan Rosland Park oo dhan iyo booskeeda baakinka. Waalidiinta, mas’uuliyiinta iyo taageerayaasha waxay dhammaan kaqeybgalayaashooda isla daawan karaan halmar, taasoo ka dhigaysa dhacdadan mid madadaalo leh, oo qoys! Sabti, Agoosto. 9 Wakhtiga waa la go’aamin doonaa Xarunta Biyaha Edina iyo Rosland Park $50/canugiiba Bisha Beeraha Nasiinada & Tamashleynta ee Qaranka DHAMAAN DA'DA Nagula soo biir bisha Juulaay oo dhan inta aanu u dabbaaldageyno Bisha Beeraha Nasiinada iyo Tamashleynta ee Qaranka. Waxaan yeelan doonaa waxqabadyo gaar ah oo bilaash ah oo kala duwan, munaasabo iyo wax bixino. Naga soo follow-garee baraha bulshada, rukumo iimaylada Beeraha Nasiinada & Madadaalada ama ka soo eeg xarumaheenna wixi macluumaad dheeraad ah. Tartanka Kalluumeysiga DA’AHA 6-15 Kaqeybqaado tartanka kalluumeysiga ee Centennial Lakes Park! Guuleysteyaasha waxaa lagu abaalmarin doonaa kalluunka ugu dheer iyadoo loo kala saarayo labo da’ kooxeed: 6-11 sano jir iyo 12-15 sano jir. Kaqeybgalayaashu waa in ay la yimaadaan qalabkooda kalluumeysiga iyo cuntada lagu dabo waana in ay awoodaan in ay kalluunkooda kala soo baxaan. Carruurta jirta 6-11 sano waa in uu la socdaa qof weyn. Jimco, Juulaay 2510 a.m. -duhurkiCentennial Lakes ParkWaa bilaash; isu-diiwaangeli ugu dambayn 23 Farshaxanka Wada Socda Ku soo biir Booliska Edina iyo waaxyaha dabdemiska iyo shuraakadooda badbaadada dadweynaha si aad uga qeybgasho mashruuca farshaxanka, cuntada fudud iyo galabta madadaalada bulshada! Arbacooyinka Juun 11, Juulaay 9 & Agoosto 13 5-7 habeenimo. Goobta waa la go’aamin doonaa Bilaash TAMASHLEYNTA & TAS-HIILAADKA EdinaParks.com 6 XARUNTA BIYAHA EDINA FURAN JUUN 5-AGOOS. 17 Xarunta Biyaha Edina waxay da’ kasta siisaa nashaadaadyo kala duwan si ay u qaboobaan una firfircoonaadaan kulaylaha. Waxyaabaha soo jiidashada leh ee gaarka ah waxaa ka mid ah ceel lagu quuso, mashiinka kiciya Hirka Lagu Taraaraxo, meelaha la isku taraarixiyo jirka iyo tiyuubka, fiilada meelaha kore lagu dulmaro iyo kuwa kale oo badan! Boos u sii qabsashada booqashooyinka kooxda, xafladaha dhalashada iyo mashiinka kiciya hirka ayaa la heli karaa. Kaararka lagu galo xilliga iyo gelitaanka badan ayaa ah hab lacagta lagu tashiisho! Kaarka ku gelitaanka maalinlaha, tikidka xilliga ama kaarka oggolaanshaha badan ayaa looga baahan yahay dadka oo dhan da’aha 1 sano iyo kaweyn ee galaya xarunta, xataa haddii aanay dabaalan doonin. Caweysyada Qofka Xubinta Ah Ayaa ugu jira haystayaasha kaarka xilliga! Ku raaxayso muusig, ciyaaro, abaalmarino iyo isticmaalka gaarka ah ee Xarunta Biyaha. Taariikhaha waxaa gu’ga looga dhawaaqi doonaa Facebook, warsidaha elektaroonigga ah ee Waaxda Madadaalada iyo ogeysiisyada qoraalka ah. Nagu Xirnow! • Naga soo follow-garee Facebook @edinaaquaticcenter ama rukumo liiska iimaylkeenna. • Si aad u hesho ogaysiisyada qoraalka ah ee Xarunta Biyaha Edina, EAC qoraal ahaan ugu dir 844-781-0979. • Si aad u hesho macluumaadka xarunta, boos ugu sii qabsato xaflad ama si aad u codsato booqasho koox, ka eeg EdinaAquaticCenter.com. GELITAANADA MAALINLAHA AH (canshuurta ay ku jirto) Gelitaanka Maalinlaha ah (deganaha iyo qofka aan deganaha ahayn)$14 Gelitaanka kadib 5 p.m.$11 Qiimo ku darista looxa biyaha ee Hirka Habowsan/qofkiiba $8 KAARARKA GELITAANKA BADAN (canshuur ku jirto) 10 Kaar $110 5 Kaar $60 Xirmooyin xafladeed oo badan ayaa laga bixiyaa Edinborough Park iyo Xarunta Biyaha Edina. Booqo EdinboroughPark. com ama EdinaAquaticCenter.com si aad goor hore boos ugu sii qabsato xafladaada xigta ama Isku Duwaha Xafladda kala xiriir 952-833-9544. KU QABSO MAALINTA DHALASHADA CANUGAADA MEESHA MADADAALADA LEH! DEGANAHA Qiimaha Waqtiyada Hore (Ilaa Abriil 30) Shakhsiga ama Xubinta Koowaad ee Qoyska $88 Xubin Kasta oo Dheeraad ah $81 Qiimaha Joogtada ah (May 1-Agoosto 17) Shakhsiga ama Xubinta Koowaad ee Qoyska $98 Xubin Kasta oo Dheeraad ah $91 TIGIDHADA XILLIGA (canshuurta kuma jirto) QOFKA AAN DEGANAHA AHAYN Qiimaha Waqtiyada Hore (Ilaa Abriil 30) Shakhsiga ama Xubinta Koowaad ee Qoyska $112 Xubin Kasta oo Dheeraad ah $103 Qiimaha Joogtada ah (May 1-Agoosto 17) Shakhsiga ama Xubinta Koowaad ee Qoyska $123 Xubin Kasta oo Dheeraad ah $113 Saamar kale oo madadaalo ah oo isla qiimihi sanadki la soo dhaafay ah! EDINBOROUGH PARK Hoy u ah Adventure Peak, mid ka mid ah qaab-dhismeedyada gudaha lagu ciyaaro ee ugu weyn ee gobolka. PlayPark waa hab la awoodi karo oo carruurta iyo qoysaska ay ku firfircoonaan karaan iyagoo aan ka welwelin cimilada. Sifooyin Cusub! Cusboonaysiimaha xarunta waxaa ka mid ah meelaha ay ku ciyaaraan carruurta socod baradka ah oo la xoojiyey, iftiinka oo la hagaajiyay, qalab jimicsi oo cusub iyo waxyaabo cusub oo liiska lagu soo daray oo lagu raaxaysto. Booqo maalinta, boos u sii qabso xaflad dhalasho ama codso booqasho koox maantaba! Nagu Xirnow!• Naga soo follow-garee Facebook @edinboroughpark ama rukumo liiska iimaylkeenna. • Si aad u hesho ogaysiisyada qoraalka ah ee Edinborough Park, qoraalka EDINPARK qoraal ahaan ugu dir 888-457-1544. • Si aad u hesho macluumaadka xarunta, boos ugu sii qabsato xaflad ama si aad u codsato booqasho koox, ka eeg EdinboroughPark.com. BRAEMAR ARENA & FIELD Hoy u ah saddex sagxadood oo barafka gudaha ah, Sagxadda Barafka Gadaale iyo Garoonka Braemar Arena (Dhammaan jadwallada waa la beddeli karaa) • Baraf Kudul Orodka Furan: U kaalay kudul orodka barafka $5/qofkiiba iyo $5/kirada kabaha lagu ordo. Booqo BraemarArena.com si aad uga hesho taariikhaha iyo waqtiyada. • Kubadda Usha Furan ee Dadka Waaweyn: $5/ciyaartoygiiba 11:30 a.m.-1:30 p.m. Arbacooyinka ilaa bisha May. • Kubadda Usha Horumarsan: $15/nus saaciiba; Booqo BraemarArena. com si aad uga hesho diiwaangelinta iyo waqtiyada la heli karo. • Barafka Horumarsan: La Go’aamin Doono; Booqo BraemarArena.com si aad uga hesho diiwaangelinta iyo waqtiyada la heli karo. CENTENNIAL LAKES PARK Kaalay eeg “dahabka taajka” ee nidaamka beerta nasiinada Edina • Barxadda tartiib ugu aadinta godka goolofta, doomaha badeelka iyo ciyaaraha cawska waxay furmi doonaan gu’ga, sida ay cimiladu u masaamaxdo. • Tag Suuqa Beeraleyda Khamiis kasta laga bilaabo 3 ilaa 7 p.m. Juun 5-Oktoobar 2. • Wixi macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan sida loo kireysto tiyaatarkeena ama Hughes Pavilion, oo ay ku jiraan qiimayaasha iyo saacadaha, booqo CentennialLakesPark.com. • Ku raaxeyso madadaaladeena kuleylaha ee bilaashka ah! Bandhigyada waxaa la qabanayaa Axadda, Isniinta iyo Arbacada fiidkii iyo subaxda Talaadada iyo Khamiista laga bilaabo bisha Juun. Jadwalka bandhigaha oo faahfaahsan waxaa bisha Abriil laga shaacin doonaa CentennialLakesPark.com. • Isku day kalluumaysiga! Centennial Lakes waa goob u astaysan Kalluumaysiga Minnesota DNR ee balliga Xaafadda (FiN). Si aad waxbadan uga ogaato, booqo mndnr.gov/fishing/fin. EdinaParks.com 7Xadiiqadaha iyo Madadaalada 952-826-0367 8 BARNAAMIJYADA DUGSIGA BARBAARINTA HORE 8 Barnaamijyada Boggagaan iska Diiwaangeli EdinaParks.com/PreK DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA BARNAAMIJYADA BEERTA NASIINADA 4-5 Fab 4 & 5 Isniinta- Khamiista Bilaabanayo Juun 9 4-6 Sahmiyeyaasha Waxyaabaha Dabiiciga ah ee Yaryar Isniinta- Khamiista Bilaabanayo Juun 9 MUUSIGA 4 bilood- 5 sano Muusig Wadajir (Music Together) Isniinaha, Talaadooyinka, Arbacooyinka, Khamiisaha ama Jimcooyinka Bilaabanayo Maarso 31 JIMICSIGA JIIMNAASTIGA 18 bilood- 5 sano Aad Jimicsiga Jiimnaastiga Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Abriil 30 QOOB KA CIYAAR 3 Mini Movers I (Socdaalka Carruurta)Khamiisaha Bilaabanayo Abriil 10 & Juun 5 4-5 Mini Movers II (Socdaalka Carruurta)Khamiisaha Bilaabanayo Abriil 10 & Juun 5 KUDUL ORODKA BARAFKA 3-6 Baro Kudul Orodka Barafka Xalqada Saamarka Maalmaha Isniinta Bilaabanayo Toddobaadka Juun 9 ISBOORTIGA & WAXQABADYADA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA SOCOD BARAD CAJIIB AH & CIYAARAHA FUDUD 1.5-2.5 Socod Barad Cajiib Ah & Ciyaaraha Fudud Maalmaha Isniinta Bilaabanayo Abriil 14 & Juun 92.5-6 XEROOYINKA ISBOORTIGA SKYHAWKS 2-5 Kubadda Carruurta Socod Baradka Maalmaha Sabtida Bilaabanayo May 3 Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Juun 11 LAADADKA KUBADDA CAGTA 2-3 Laadadka Kubadda Cagta ee Carruurta Maalmaha Sabtida Bilaabanayo Abriil 12 & Juun 14 Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Abriil 15 & Juun 10 Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Abriil 16 & Juun 11 3-5 Laadadka Kubadda Cagta Kalaasiga ah Maalmaha Sabtida Bilaabanayo Abriil 12 & Juun 14 Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Abriil 15 & Juun 10 Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Abriil 16 & Juun 11 9 ISBOORTIGA & WAXQABADYADA (Sii Socdo) 9 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA CIYAARAHA KACAANKA 2-6 Kubadda Usha/Kubadda Jilcan Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Abriil 8, May 13, Juun 10, Juulaay 15 & Sibteembar 9 Khamiisaha Bilaabanayo Abriil 10, May 8, Juun 5, Juulaay17 & Sibteembar 11 2-6 Kubadda Kolayga Khamiisaha Bilaabanayo Abriil 10, May 8, Juun 5, Juulaay 17 & Sibteembar.11 2-6 Kubadda Calanka La iska Qaado Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Juun 10, Juulaay 15 & Sibteembar 9 Khamiisaha Bilaabanayo Juun 5, Juulaay 17 & Sibteembar 11 2-6 Pickleball Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Juun 10 & Juulaay 15 2-6 Kubadda Cagta Maalmaha Isniinta Bilaabanayo Abriil 7, May 12, Juun 16, Juulaay 14 & Sibteembar 15 Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Abriil 8, May 13, Juun 10, Juulaay 15 & Sibteembar 9 2-6 Teeniska Maalmaha Isniinta Bilaabanayo Abriil 7, May 12, Juun 16, Juulaay 14 & Sibteembar 15 Khamiisaha Bilaabanayo May 15, Juun 5, Juulaay 17 & Sibteembar 11 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA XEROOYINKA MAALINTA EE REVSPORTS 4-6 Xerada Kubadda Pickleball Isniinta- Khamiista Juun 9-12 4-6 Xerada Fallaartuurka Isniinta- Khamiista Juun 16-19 4-6 Cusub! Xerada Kaala Footada Isniinta- Khamiista Juulaay 7-10 4-6 Xerada Kubadda Calanka La iska Qaado Isniinta- Khamiista Juulaay 14-17 4-6 Xerada Kubadda Kolayga Isniinta- Khamiista Juulaay 21-24 4-6 Xerada Kubadda Cagta Isniinta- Khamiista Juulaay 28-31 4-6 Kubadda Calanka La iska Qaado Isniinta- Khamiista Agoosto 4-7 4-6 Xerada Kubadda Pickleball Isniinta- Khamiista Agoosto 11-14 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 4-6 Cusub! KidScientific Isniinta- Khamiista Bilaabanayo Juun 9 4-6 Cusub! Xerada Baridda Badbaadada Carruurta Isniinta- Khamiista Agoosto 11-14 WAXQABADYADA KALE Booqo buug-yaraheenna onlaynka si aad uga hesho liiska buuxa ee waxyaabaha la bixiyo! 10 10 Barnaamijyada Boggagaan iska Diiwaangeli EdinaParks.com/Youth DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 5-7 Aad Jimicsiga Jiimnaastiga Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Abriil 30 6-12 Maalinta Bandhigga Barnaamijka Beerta Nasiinada Arbaco Juun 4 9-10 Xerada Badbaadada Khamiis Juun 5 6-12 Barnaamijyada Beerta Nasiinada Isniinta- Khamiista Bilaabanayo Juun 9 6-12 Cusub! Barnaamijyada Hal- abuurka Ilmaha ee Beerta Isniinta- Khamiista Bilaabanayo Juun 9 14-15 Mutadawiciinta Barnaamijka Beerta Nasiinada Isniinta- Khamiista Bilaabanayo Juun 9 11-14 Dhallinta Socdaasha Isniinta- Khamiista Bilaabanayo Juun 9 9-12 Cusub! Bandhigga Ciyaaraha Madadaalada Isniinta- Khamiista Juun 23-26, Juulaay 21-24 & Agoosto. 11-14 MAALMAHA MADADAALADA EE JIMCAHA 8-12 Socdaalka Baaskiilka Jimce Julaay 18 6-12 Xerada Maalinta Gungaarka Tacaburka Jimce Juun 27 6-10 Xerada Farshaxanka Dabiiciga & Sayniska Jimce Julaay 11 6-12 Xerada Badbaadada Dibedda Jimce Julaay 18 7-12 Xerada Hindiseyaasha Deegaanka U Roon Jimce Ogast 1 ISBOORTIGA & WAXQABADYADA BARNAAMIJYADA DHALINYARADA & DA’ YARTA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA XEROOYINKA MAALMAHA BADAN EE WAXYAABAHA DABIICIGA AH 7-12 Baarayaasha Waxyaabaha Dabiiciga ah Isniinta- Khamiista Agoosto 4-7 7-12 Xerada Farshaxanka Dabiiciga & Sayniska Isniinta- Khamiista Agoosto 11-14 QABSO DAGAALYAHANKA NINJA 6-13 Furo Ninja Xerada Xagaaga Isniinta- Khamiista Bilaabanayo Juun 9 6-13 Qabso Kooxda Tamashleynta Ninja Arbacooyinka ama Jimcayaasha Bilaabanayo Juulaay 9 & 11 5-13 Hordhaca Dagaalyahanka Ninja Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Juun 11 & Juulaay 9 5+Xiisadda Waalidka /Canuga ee Ninja Axadaha Bilaabanayo Juun 8 & Juulaay 6 QOOB KA CIYAAR 5-7 Qoob Ka Ciyaarka Amiiradda Khamiisaha Bilaabanayo Abriil 10 & Juun 5 11 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA XEROOYINKA MAALINTA EE LEH CIYAARAHA KACAANKA 6-12 Xerada Isboortiga Cajiibka Ah Isniinta- Khamiista Juun 2-5 6-12 Xerada Kubadda Pickleball Isniinta- Khamiista Juun 9-12 6-12 Xerada Fallaartuurka Isniinta- Khamiista Juun 16-19 6-12 Xerada Kaala Footada Isniinta- Khamiista Juulaay 7-10 6-12 Xerada Kubadda Calanka La iska Qaado Isniinta- Khamiista Juulaay 14-17 6-12 Xerada Kubadda Kolayga Isniinta- Khamiista Juulaay 21-24 6-12 Xerada Kubadda Cagta Isniinta- Khamiista Juulaay 28-31 6-12 Kubadda Calanka La iska Qaado Isniinta- Khamiista Agoosto 4-7 6-12 Xerada Kubadda Pickleball Isniinta- Khamiista Agoosto 11-14 XEROOYINKA ISBOORTIGA SKYHAWKS 6-12 Xerada Kubadda Usha Isniinta- Khamiista Juulaay 21-24 6-8 Xerada Kubadda Kolayga Isniinta- Khamiista Juulaay 7-10 9-12 6-12 Xerada Kubadda Calanka La iska Qaado Isniinta- Jimcaha Juun 16-20 (ma jiro fasal Juun 19) 6-12 Xerada Kubadda Pickleball Isniinta- Khamiista Juulaay 28-31 6-12 Xerada Dulmarka Isboortiga Badan (Kubadda Calanka, Kubadda Kolayga iyo Kubadda Cagta) Isniinta- Khamiista Juulaay 14-17 & Agoosto 4-7 9-12 Xerada Kubadda Laliska Bacaadka Isniinta- Khamiista Juulaay 28-31 8-12 Fasalka Kubadda Cagta Maalmaha Sabtida Bilaabanayo May 3 6-12 Xerada Kubadda Cagta Isniinta- Jimcaha Juun 16-20 (ma jiro fasal Juun 19) Isniinta- Khamiista Juulaay 21-24 & Agoosto 4-7 LAADADKA KUBADDA CAGTA 5-8 Laadadka Kubadda Cagta Horyaalka ah Maalmaha Sabtida Bilaabanayo Abriil 12 & Juun 14 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 15+Rugta Aasaaska MTB (Bilaabayaasha) Maalmaha Sabtida Juun 14 & Agoosto 2 15+ Rugaha Leexashada MTB ee Taagagaga, Meelaha Fidsan iyo Leexleexadka (Heerka Dhexe) Maalmaha Sabtida Juun 14 & Agoosto 2 15+ Taayar Ka Qaadista MTB ee Jidgooyooyinka Dhabbaha (Heerka Dhexe) Axadaha Juun 15 & Agoosto 3 15+Rugta Horudhaca Daadagga iyo Boodida MTB (Horumarsan)Axadaha Juun 15 & Agoosto 3 CUSUB! RUGAHA BAASKIILKA BUURAHA – SPOKELORE ISBOORTIGA & WAXQABADYADA (Sii Socdo) DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 7-14 Xerada MN Wind Chill Ultimate Frisbee Isniinta- Khamiista ama Jimcaha Juulaay 14-17 & Agoosto 11-15 WAXQABADYADA KALE DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 4-15 Xalqada Kulaylaha Maalmaha Isniinta Bilaabanayo Juun 9 BARO KUDUL ORODKA BARAFKA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA YOOLGAARISTA TEENISKA 5-16 Kooxda Bilowga Casharada Teeniska Maalmaha Sabtida Bilaabanayo Abriil 19 5-14 Kooxda Bilowga Xerooyinka Teeniska Isniinta- Khamiista Juun 16-19, Juulaay 7-10, Juulaay 21-24 & Agoosto 4-7 TGA 6-12 Casharada Teeniska Khamiisaha Bilaabanayo Abriil 17 Maalmaha Sabtida Bilaabanayo Abriil 19, Juun 14 & Agoosto 2 6-12 Xerooyinka Teeniska Isniinta- Jimcaha Juun 16-20, Juulaay 14-18 & Agoosto 4-8 6-10 Casharada Kubadda Pickleball Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Abriil 29 Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Abriil 30 6-12 Xerooyinka Kubadda Pickleball Isniinta- Jimcaha Juun 16-20, Juulaay 14-18 & Agoosto 4-8 11 12 UDHANNAANSHAHA & MADADAALADA LA QABSIGA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 3-8 Awoodsiinta Laadadka Kubadda Cagta Maalmaha Sabtida Bilaabanayo Abriil 12 & Juun 14 16+Fasalka Farshaxanka Gu’ga Jimcayaasha Abriil 18- May 16 12+Goolofta La Qabsiga Maalmaha Isniinta May 12- Juun 30 18+Jimicsiyada Biyaha Maalmaha Arbacada ah Juun 4-25 & Juulaay 9-30 ISBOORTIGA & WAXQABADYADA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 16 Bingo iyo Biiso Isniin Juun 23 16 Madadaalada Baxnaanada ah Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Juulaay 9 GAAR WIXI KHEYRAAD AH KA MID NOQOSHADA Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta waxay bixisaa adeegyada loo dhan yahay ee waxqabadyada iyo munaasabadaha. Kormeeraha Tamashleynta Amanda Clarke kala xiriir 952-826-0433 ama aclarke@EdinaMN.gov afar toddobaad ka hor taariikhda bilaabashada barnaamijka. LA QABSIGA MADADAALADA Magaalada Edina waxay shuraako la tahay Reach for Resources si ay u bixiso waxqabadyo loogu talagalay inay daboolaan baahiyaha kala duwan ee dadka naafada ah. Booqo ReachforResources.org wixi macluumaad dheeraad ah. Si aad isugu diiwaangeliso fasalada Reach, booqo ReachforResources.org oo hel qiimo dhimista deganaha kadib marka aad samaysato koonto. 12 13 BARNAAMIJYADA FARSHAXANKA Barnaamijyada boggan iska Diiwaangeli EdinaParks.com/Art 13 SHEYBAARKA FARSHAXANKA SABTIDA KOOWAAD Ku soo Biir Xarunta Farshaxanka Edina 10 a.m.-duhurki Sabtida koowaad ee bilkasta si aad u sahmiso duni dhan oo cusub oo hawlo farshaxan ah adiga oo ay ku wehliyaan qoyskaaga! Waa u bilaash qoyska oo dhan. Is-diiwaangelin ayaa la codsadaa. XEROOYINKA FARSHAXANKA KULAYLAHA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 9-14 Kartuunka Hal abuurka ah Maalmaha Isniinta Abriil 14- May 19 7-11 Isu Keenaha Farshaxanka Carruurta Maalmaha Arbacada ah Abriil 16- May 21 Dhamaan Da'da Summer Solstice pARTy!Sabtida Juun 21 6- Qofki weyn Doolshaha Koobka & Marada Farshaxanka: Jacaylka Shinbirta Loon Sabtida May 10 10-16 TeenzArt: Aqoon Isweydaarsiga Farshaxanka Walxaha Khamiis Juun 26 13-16 TeenzArt: Qoryo-gubista & Khadda Aalkolada Talaado Julaay 15 8-16 Madadaalada Shiraaca: Riinjiyeynta Sawirka Xayawaanka Rabaayada Isniin Ogast 4 12+Qolfoof ka Samaynta Balaastarka Faashadda Maalmaha Arbacada ah Juun 4-Juulaay 9 & Juulaay 23- Agoosto 27 9+Joornaalka Samayso Farshaxankaaga Khamiisaha Juun 12 & 19 7+Fauvism: Ku Sawirista Midabada Saliidda Maalmaha Isniinta Juulaay 14-28 8+Maryaha Jilcan ee Boombalada Khamiisaha Juulaay 24-Agoosto 7 9+Tolmada Isku Dhafan Maalmaha Talaadada Juulaay 8-22 & Agoosto 5-19 XIISADAHA DHALINYARADA IYO QOYSKA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA Bilaabidda Rinjiyeynta La Taaban Karin Khamiisaha Juulaay 24-Agoosto 7 Bilaabidda Riinjiyeynta Aan La Taaban Karin – Heerka 2 Khamiisaha Agoosto 14-28 Rinjiyeynta La Taaban Karin Dhexdhexaadka Maalmaha Isniinta Abriil 14-May 19 & Juulaay 21-Agoosto25 Bilaabidda Riinjiga Biyaha Talaadooyinka ama Arbacooyinka Abriil 15-29 ama Abriil 16-30 Bilaabidda Riinjiga Biyaha - Heerka 2 Talaadooyinka ama Arbacooyinka May 6-20 ama May 7-21 Riinjiga Biyaha Heer Dhexe Khamiisaha Abriil 17-May 1 Bilaabidda Riinjiyeynta Saliida Maalmaha Arbacada ah Abriil 16-May 21 Rinjiyeynta Saliida Dhexdhexaadka Maalmaha Talaadada Abriil 15-May 20, Juun 3-Juulaay 8 & Juulaay 22-Agoosto26 Istuudiyaha - Rinjiyeynta Dhabta Ah Maalmaha Isniinta Abriil 14-May 19 & Juun 2-Juulaay 7 Sawirro Ka Sawirista Sawiraanta - Istuudiyaha Maalmaha Talaadada Abriil 15-May 20 & Juun 3-Juulaay 8 Wada-sheekeysiyada u Kuurgalidda Maalmaha Arbacada ah Abriil 16, May 21, Juun 18 & Juulaay 16 Bilaabidda Sawiridda Maalmaha Isniinta Juun 2-Juulaay 14 Bilaabista Sawir Sawirista iyo Riinjiyaynta Maalmaha Talaadada Juun 3-Juulaay 8 ama Juulaay 22-Agoosto 26 Khadda Khamriga: Aasaaska iyo Ka Shishe Maalmaha Isniinta Juun 9-23 Aqoon Isweydaarsiga Daabacaada Koolada Sabtida May 10 Wax ku Daabicidda Dabiiciga Khamiisaha Juun 5-19 Sameynta Daabacaada Xardhidda Nooca Buluugga Sabtida Julaay 26 XIISADAHA DADKA WAAWEYN (16+)DA’DA FASALKA TAARIIKHDA 6-11 Waji Ka Ciyaarka Juun 9-12 6-11 Naqshadeeyayaasha ku jira Hawsha Juun 16-19 6-11 Mini Masters Juun 23-26 6-11 Sawir Gacmeedka iyo Sheekooyin Sawireedka Juulaay 7-10 6-11 Galactic Art Odyssey Juulaay 14-17 6-11 Pop Art Paradise Juulaay 21-24 6-11 Smash, Boom, Art Juulaay 28-31 6-11 Dhogorta, Baalasha & Khiyaaliga Agoosto 4-7 6-11 Khuraafaadka & Halyeeyada Agoosto 11-14 6-11 Madadaalada Bandhiga Gobolka MN Agoosto 18-21 9-14 Xerada Kartoonka Sheekooyinka Dunida Juulaay 14-17 Isniinta-Khamiista DA’DA FASALKA TAARIIKHDA 12-17 Xafladda Retro Pop Art Juun 23-26 12-17 Filim Sameeyayaasha Da’da Yar ee Joojinta Dhaqdhaqaaqa Sawirka Juulaay 21-24 12-17 Bir kala shaqaynta Sheybaarka WOW Metal Mobile Agoosto 11-14 XEROOYINKA XOOGGA SAARA DHALINTA Isniinta-Khamiista 14 Barnaamijyada Boggan iska Diiwaangeli EdinaParks.com/Adult 14 BARNAAMIJYADA DADKA WAAWEYN DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 18 Kubadda Jilcan ee Dadka Waaweyn Maalmaha Isniinta, Maalmaha Arbacada ama Khamiisaha Bilaabanayo Abriil 28 & Sibteembar 4 18+Horyaalka Kubbad Laadka Ragga iyo Dumarka Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo May 21 18+Horyaalka Kubadda Pickleball Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Juun 3 & Sibteembar 2 Khamiisaha Bilaabanayo Juun 5 & Sibteembar 4 18+Cusub! Horyaalka Laadka Goolofta ee Dadka Waaweyn Subaxyada Arbacada Bilaabanayo Juun 4, Juulaay 9 & Agoosto 6 Galbaha Khamiista Bilaabanayo May 1 & Sibteembar 4 18+Kubadda Laliska Bacaadka Dadka Waaweyn Maalmaha Arbacada ama Khamiisaha Bilaabanayo May 21 ama May 22 18+Horyaalka Bean Bag Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Juun 3 & Juulaay 29 Khamiisaha Bilaabanayo Juun 5 18+Horyaalka Kubad Ku Tuurka Cawska Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Juun 4 & Juulaay 30 HORYAALADA ISBOORTIGA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA TEENISKA 18+Casharada Teeniska Gaarka ah Maalmaha, waqtiga iyo goobaha waa ay kala duwan yihiin La Bilaabayo bisha May 18+ Teeniska USTA ee Beertaada Nasiinada Dhexdeeda - Casharada Teeniska Dadka Waaweyn (Bilow & Dhexdhexaad) Maalmaha Isniinta Bilaabanayo Juun 2 & Juulaay 21 Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Sibteembar 9 Maalmaha Arbacada ah Bilaabanayo Juun 4 & Juulaay 23 Khamiisaha Bilaabanayo Juun 5, Juulaay 31 & Sibteembar 11 18+Teeniska USTA ee Beertaada Nasiinada Dhexdeeda - Qod & Ciyaar Maalmaha Sabtida Bilaabanayo Juun 7 & Juulaay 26 PICKLEBALL 18+Casharada Kubadda Pickleball-ka ee Gaarka ah Maalmaha, waqtiga iyo goobaha waa ay kala duwan yihiin La Bilaabayo bisha May 18+Dhibcaha DUPR ee Ciyaarta Furan Khamiis Juun 5 Jimcayaasha Bilaabanayo May 9 & 23; Juun 20; & Juulaay 11, 18 & 25 Axadaha May 25 & Juun 29 18+Horudhaca Pickleball-ka Khamiisaha May 8 & Juun 5 Jimcayaasha May 9, 23 & Juun 20 Axadaha May 25 & Juun 29 18+Xirfadaha Heerka Dhexe & Isdiyaarinada Maalmaha Talaadada & Khamiisaha Bilaabanayo May 13, Juun 24, Juulaay 29 & Sibteembar 9 18+Xirfadaha Bilowga Horumarsan-Isdiyaarinada Maalmaha Talaadada Bilaabanayo May 13, Juun 24, Juulaay 29 & Sibteembar 9 18+Cusub! Laadista si loo Guulaysto Arbaco Juulaay 9-23 18+Cusub! Barashada Ciyaarista Shuraakada Maalmaha Arbacada ah Ogast 6 18+Cusub! Rug 2-Tuurasho Maalmaha Arbacada ah May 14, 28; Juun 11, 25; Juulaay 9, 23; Agoosto 20 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 18+Baro Kudul Orodka Barafka Maalmaha Isniinta Bilaabanayo Juun 9 BRAEMAR ARENA & FIELD DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 18+Xiisadaha Yoogada Deggan ee Xarunta Waayeelka Edina Maalmaha Talaadada Bilaabanayo Abriil 1 & Juun 3 16+Yoogada Fasallada Qofkasta Galbaha Talaadada ama subaxyada Khamiista Bilaabanayo Abriil 3 & Juun 5 18+Casharrada Qoob Ka Ciyaarka Maalmaha Talaadada Juun 10, Juulaay 8 & 22, Agoosto 5 ISBOORTIGA & WAXQABADYADA KALE 15 FASALKA MAALINTA Horyaalka Laadka Goolofta ee Dadka Waaweyn Waxyaabaha la bixiyo Juun, Juulaay iyo Agoosto Jimicsiga Firfircoonaanta Jirka Talaadooyinka ama Khamiisaha Tai Chi Maalmaha Isniinta Kooxda Taageerada Daryeel Bixiyaha Khamiisaha Koowaad La-talinta Caymiska Caafimaadka Maalmaha Talaadada Labaad Tababarka Firfircoonaanta & Ka Hortagga Ku Fidda Maalmaha Arbacada ah JIRDHISKA & CAAFIMAADKA MUNAASABADDA MAALINTA TAARIIKHDA Bandhigga Caafimaadka & Fayoobaanta Arbaco May 21 Bulshada Fiiqsiga Edina Waxay kulantaa saddex bilood kasta mar MUNAASABADAHA GAARKA EDINA SENIOR CENTER Xarunta Waayeelada Edina waxay madadaalo, waxbarasho, caafimaad iyo barnaamijyada fayoobaanta; safarada maalinta; munaasabadaha gaarka ah iyo howlo joogta ah siisaa dadka 55 sano jirka ah iyo kuwa kaweyn. Isdiiwaangelin ayaa loo baahan yahay barnaamijyada intooda badan waxaana onlaynka la iska diiwaangelin karaa EdinaSeniorCenter.com ama iyadoo la wacayo 952-833-9570. Rukumo ama ka daalaco wargeyskeenna barta EdinaSeniorCenter.com. MADADAALADA & CIYAARAHA • Turubka ACBL • Naadiyada Buugaagta • Ciyaaraha Socda & Ciyaaraha Kaararka • Miisaska Ciyaarta Pool-ka • Maktabadda Amaahda Halxiraalaha • Ciyaarta Miis Ku Taraarixinta • Calaf Doon • Kooxaha Bulshada Iska qor wargeyska The Times barta EdinaMN.gov/TimesSignup BARNAAMIJYADA DADKA KAWEYN 55+ SANO 15 FASALADA • Bilowga Turubka Talaadooyinka laga bilaabo Maarso 18 • Fasalka Canasta Isniinooyinka, bilaabanayo Juun 16 • Badbaadada Darawalka • Taariikh • Mahjongg Isniinaha ama Khamiisaha bilaabanayo toddobaadka Abriil 21 • Socdaalka Usha Maalmaha Isniinta bilaabanayo May • Caawinta Tignolojiyadda • Bandhigyo Waxbarasho Hal-mar ah oo Kala Duwan 16 BRAEMAR GOLF DOME MAALINTA TAARIIKHDA KOORSADA GOOLOFTA BRAEMAR Maalmaha Isniinta Juun 2-30 & Juulaay 14-Agoosto 11 Maalmaha Talaadada Juun 3-Juulaay 1 & Juulaay 15-Agoosto 12 GABDHAHA YARYAR Khamiisaha Juun 5-Juulaay 10 (Fasal ma jiro Juulaay 3) & Juulaay 17-Agoosto 14 Da’aha 6-8 E-DHIIRIGELIN Barnaamijyada Boggagaan iska Diiwaangeli BraemarGolf.com/Instruction 16 MAALINTA TAARIIKHDA BRAEMAR GOLF DOME Maalmaha Sabtida Maarso 29-Abriil 19 KOORSADA GOOLOFTA BRAEMAR Maalmaha Talaadada Juun 3-24 & Juulaay 8-29 Jimcayaasha Juun 6-27 & Juulaay 18-Agoosto 15 Da'da 5-7 GREEN HORNETS PGA JR. HORYAALKA Horyaalka PGA Jr. waxa uu badalayaa habka loo barto loona ciyaaro goolofta iyadoo la adeegsanayo madadaaladeeda, hab ay koox hagayso. Gabdhaha iyo wiilasha ee dhammaan heerarka xirfadaha waxay bartaan oo ay ku ciyaaraan ciyaarta iyagoo tababar khibradeysan iyo hagis ka helaya Shaqaalaha PGA ee ku sugan Barxadda Goolofta Braemar. Ciyaartoydu waxay ku tartami doonaan kooxo ka kooban saaxiibo oo isku xusha habka kala bixidda labada-qof qofka wanaagsan taas oo dhiirigelisa latalinta oona dhista kalsoonida. Ciyaartoyda Horyaalka Braemar PGA Jr. waxay qaataan lix tababarasho koox oo hal saac ah (taariikhaha/waqtiyada waa la go'aamin doonaa) iyo lix kulan oo caadi ah oo lagu qabto horyaalka. Barnaamijku wuxuu soconayaa Juun 14 ilaa Juulaay 26 iyadoo ciyaaraha la qabanayo subaxyada Sabtida. Tababarayaashu waxay dejistaan jadwaladooda tababarka. Qiimuhu waa $349. Toos PGA isaga diiwaangeli www.pgajrleague.com. Da’aha 8-10, Barida (I) MAALINTA TAARIIKHDA KOORSADA GOOLOFTA BRAEMAR I: Maalmaha Arbacada ah Juun 4-Juulaay 9 (Fasal ma jiro Juulaay 2) I: Maalmaha Arbacada ah Juulaay 16-Agoosto 13 GABDHAHA YARYAR I: Khamiisaha Juun 5-Juulaay 10 (Fasal ma jiro Juulaay 3) I: Khamiisaha Juulaay 17-Agoosto 14 D-HORUMAR MAALINTA TAARIIKHDA BRAEMAR GOLF DOME Jimcayaasha Maarso 28-Abriil 18 Maalmaha Sabtida Maarso 29-Abriil 19 GOOLOFTA BRAEMAR BARXADDA KOORSADA Maalmaha Sabtida Abriil 26-May 17, May 31-Juun 21 & Juulaay 12-Agoosto 2 Khamiisaha May 29-Juun 19 & Juun 26-Juulaay 24 Jimcayaasha May 30-Juun 20 & Juun 27-Juulaay 25 Da’aha 3-5 LITTLE HORNETS BARNAAMIJYADA DUGSIGA BARBAARINTA HORE BraemarGolf.com: 952-903-5750 17Barnaamijyada Boggagaan iska Diiwaangeli BraemarGolf.com/Instruction MAALINTA TAARIIKHDA DA’AHA 8-11 Maalmaha Talaadada Abriil 29-May 20 Khamiisaha May 1-22 DA’AHA 12-14 Maalmaha Talaadada Abriil 29-May 20 Khamiisaha May 1-22 Koorsada Goolofta Braemar BARNAAMIJKA HORNETS EE DUGSIGA KADIB MAALINTA TAARIIKHDA DA’AHA 5-8 Maalmaha Sabtida Abriil 26-May 17 Axadaha Abriil 27-May 18 DA’AHA 9-14 Maalmaha Sabtida Abriil 26-May 17 Koorsada Goolofta Braemar BARNAAMIJKA HORNETS EE DHAMMAADKA TODDOBAADKA MAALINTA TAARIIKHDA DA’AHA 5-8 Maalmaha Isniinta Juun 2-23 & Juulaay 14-Agoosto 4 DA’AHA 9-14 Maalmaha Isniinta Juun 2-23 & Juulaay 14-Agoosto 4 Koorsada Goolofta Braemar XERADA QALCADDA MAALINTA TAARIIKHDA DA’AHA 7-15 Sabtida May 24 Maalmaha Isniinta Juun 9 & 30 Jimce Juun 20 Koorsada Goolofta Braemar RUGAHA TUURISTA, KOR U YARA TUURISTA IYO TARTIIB UGU AADINTA GOOLOFTA BraemarGolf.com: 952-903-5750 17 CARRUURTU WAXAY KU CIYAARAAN BILAASH Inta aad soo gabagabeyneyso toddobaadkaaga maxaadan canugaaga ugu soo kaxeyneynin goolofta? Carruurta (da’aha 17 iyo kayar) waa ay ciyaari karaan BILAASH AH Axadaha iyadoo uu wehliyo qof qaangaara oo lacag bixinaya. Bixintani waxay fiican tahay kadib 4 p.m. labaduba koorsada Championship Golf iyo Academy 9 hal canug halki qof oo qaangaara oo lacag bixiya. Da’aha 12-16, Barida (I) A-SARE MAALINTA TAARIIKHDA KOORSADA GOOLOFTA BRAEMAR I: Maalmaha Arbacada ah Juun 4-Juulaay 9 (Fasal ma jiro Juulaay 2) I: Maalmaha Arbacada ah Juulaay 16-Agoosto 13 GABDHAHA YARYAR I: Khamiisaha Juun 5-Juulaay 10 (Fasal ma jiro Juulaay 3) Da’aha 12+, Barida (I) & Ciyaarta (P) SOCDAALKA MAALINTA TAARIIKHDA KOORSADA GOOLOFTA BRAEMAR I: Maalmaha Talaadada Juun 3-Juulaay 8 (Fasal ma jiro Juulaay 1) P: Khamiisaha Juun 5-Juulaay 10 (Fasal ma jiro Juulaay 3) I: Maalmaha Arbacada ah Juun 4-Juulaay 9 (Fasal ma jiro Juulaay 2) P: Khamiisaha Juun 5-Juulaay 10 (Fasal ma jiro Juulaay 3) I: Maalmaha Talaadada Juulaay 15-Agoosto 12 P: Khamiisaha Juulaay 17-Agoosto 14 I: Maalmaha Arbacada ah Juulaay 16-Agoosto 13 P: Khamiisaha Juulaay 17-Agoosto 14 Da’aha 10-12, Baridda (I) I – BARID MAALINTA TAARIIKHDA KOORSADA GOOLOFTA BRAEMAR I: Khamiisaha Juun 5-Juulaay 10 (Fasal ma jiro Juulaay 3) I: Khamiisaha Juulaay 17-Agoosto 14 GABDHAHA YARYAR I: Khamiisaha Juun 5-Juulaay 10 (Fasal ma jiro Juulaay 3) I: Khamiisaha Juulaay 17-Agoosto 14 Da’aha 11-14, Barida (I) MAALINTA TAARIIKHDA KOORSADA GOOLOFTA BRAEMAR I: Maalmaha Talaadada Juun 3-Juulaay 1 I: Maalmaha Talaadada Juulaay 15-Agoosto 12 GABDHAHA YARYAR I: Khamiisaha Juun 5-Juulaay 10 (Fasal ma jiro Juulaay 3) I: Khamiisaha Juulaay 17-Agoosto 14 N-TALLAABADA XIGTA CASHARADA DHALINYARADA & XEROOYINKA 18 CASHARADA GAARKA AH Xirfadlayaasheena PGA waxay casharo siiyaan da’ kasta iyo heerar kasta oo xirfadeed, sanadka oo dhan. Casharada goolofta ee gaarka ah waa muddo hal saac ah qiimayaashuna waa ay kala duwan yihiin. Casharada waxaa la muddeysan karaa iyadoo lala xiriirayo Xirfadlayaasheena PGA: Tommy Koehler, TEKoehler@EdinaMN.gov Scott Parssinen, SParssinen@EdinaMN.gov Greg Ross, Gross@EdinaMN.gov Alex Holgerson, AHolgerson@EdinaMN.gov Matt Olson, MOlson@EdinaMN.gov Grant Rosselit, GRosselit@EdinaMN.gov Ben Richburg, BRichburg@EdinaMN.gov MAALINTA TAARIIKHDA GOOBTA GOOLOFTA 101: BILAABIDDA Axadaha Abriil 6-May 4 (Fasal ma jiro Abriil 20)Braemar Golf Dome Juun 1-22, Juulaay 13-Agoosto 3 & Agoosto 3-24 Koorsada Goolofta Braemar Maalmaha Talaadada Juun 3-24 & Juulaay 8-29 Koorsada Goolofta Braemar Maalmaha Arbacada ah Abriil 2-23 Braemar Golf Dome May 28-Juun 18 & Juulaay 9-30 Koorsada Goolofta Braemar Khamiisaha Abriil 3-24 Braemar Golf Dome May 1-22 Koorsada Goolofta Braemar Maalmaha Sabtida May 3-24 & May 31-Juun 21 Koorsada Goolofta Braemar GOOLOFTA 101: BILAABIDDA (HAWEENKA KALIYA) Maalmaha Isniinta Abriil 7-28 Braemar Golf Dome Maalmaha Talaadada Juun 3-24 Koorsada Goolofta Braemar Maalmaha Arbacada ah Abriil 30-May 21 & Juulaay 9-30 Koorsada Goolofta Braemar GOOLOFTA 202: TALLAABOOYINKA XIGA Axadaha Abriil 6-May 4 (Fasal ma jiro Abriil 20)Braemar Golf Dome Juun 1-22, Juulaay 13-Agoosto 3 & Agoosto 10-31 Koorsada Goolofta Braemar Maalmaha Talaadada Juulaay 8-29 Koorsada Goolofta Braemar Maalmaha Arbacada ah Abriil 9-30 Braemar Golf Dome May 28-Juun 18 & Agoosto 6-27 Koorsada Goolofta Braemar Khamiisaha Abriil 10-May 1 Braemar Golf Dome Maalmaha Sabtida May 3-24 & May 31-Juun 21 Koorsada Goolofta Braemar GOOLOFTA 202: TALLAABOOYINKA XIGA (DUMARKA KALIYA) Maalmaha Isniinta Maarso 31-Abriil 21 Braemar Golf Dome Maalmaha Arbacada ah Abriil 30-May 21, May 28- Juun 18 & Juulaay 9-30 Koorsada Goolofta Braemar GOOLOFTA 303: HORUMARISTA Axadaha Abriil 6-May 4 (Fasal ma jiro Abriil 20)Braemar Golf Dome Juun 1-22, Juulaay 13-Agoosto 3 & Agoosto 10-31 Koorsada Goolofta Braemar Maalmaha Talaadada Juun 3-24 Koorsada Goolofta Braemar Maalmaha Sabtida May 3-24 & Juulaay 12-Agoosto 2 Koorsada Goolofta Braemar CASHARADA KOOXDA DADKA WAAWEYN MAALINTA TAARIIKHDA GOOBTA BILOWGA BOOBSIINTA Maalmaha Talaadada Abriil 29, May 6 & Juun 3 Koorsada Goolofta Braemar Khamiis Juun 19 Koorsada Goolofta Braemar Sabtida Abriil 12 Braemar Golf Dome Abriil 26 ama May 17 Koorsada Goolofta Braemar BILOWGA BOOBSIINTA (HAWEENKA KALIYA) Talaado Abriil 15 Braemar Golf Dome Khamiis May 15 Koorsada Goolofta Braemar Sabtida Abriil 12 Braemar Golf Dome May 31 Koorsada Goolofta Braemar BOOBSIINTA HEERKA DHEXE Axad Abriil 27 Koorsada Goolofta Braemar Talaado Juun 24 Koorsada Goolofta Braemar Khamiisaha May 22, Juun 12 & Juulaay 10 Koorsada Goolofta Braemar Sabtida Abriil 12 ama 19 Braemar Golf Dome BOOBSIINTA HEERKA DHEXE (HAWEENKA KALIYA) Khamiis May 8 Koorsada Goolofta Braemar Sabtida Abriil 19 Braemar Golf Dome May 31 Koorsada Goolofta Braemar BOOBSIINTA SARE Maalmaha Talaadada May 27, Juun 17 & Juulaay 8 Koorsada Goolofta Braemar Khamiis Abriil 24 Braemar Golf Dome Sabtida May 3 Koorsada Goolofta Braemar BOOBSIINTA SARE (HAWEENKA KALIYA) Sabtida May 31 Koorsada Goolofta Braemar RUGAHA BOOBSIINTA GOOLOFTA DADKA WAAWEYN 18 Barnaamijyada Boggan iska Diiwaangeli BraemarGolf.com/Instruction CASHARADA IYO RUGAHA DADKA WAAWEYN 19Barnaamijyada Boggan iska Diiwaangeli BraemarGolf.com/Instruction 19 TAS-HIILAADKA BEERAHA NASIINADA & TAMASHLEYNTA Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta 952-826-0367 • 4801 W. 50th St. EdinaParks.com Braemar Arena 952-833-9506 • 7501 Ikola Way BraemarArena.com Garoonka Braemar 952-833-9512 • 7509 Ikola Way BraemarField.com Braemar Golf Course 952-903-5750 • 6364 John Harris Drive BraemarGolf.com Braemar Golf Dome 952-903-5775 Nofeembar 1 ilaa Abriil 1 7420 Braemar Blvd. BraemarGolfDome.com Centennial Lakes Park 952-833-9580 • 7499 France Ave. S. CentennialLakesPark.com Xarunta Biyaha Edina (Juun-Agoosto) 952-833-9543 • 4300 W. 66th St. EdinaAquaticCenter.com Xarunta Farshaxanka Edina 952-903-5780 • 4701 W. 64th St. EdinaArtCenter.com Xarunta Waayeelada Edina 952-833-9570 • 5280 Grandview Square EdinaSeniorCenter.com Edinborough Park 952-833-9540 • 7700 York Ave. S. EdinboroughPark.com Golaha Deegaanka Edina James Hovland, Duqa Magaalada Kate Agnew Carolyn Jackson James Pierce Julie Risser Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina Perry Vetter, Agaasimaha Tracy Petersen, Kaaliyaha Agaasimaha – Tamashleynta & Tas-hiilaadka Tom Swenson, Kaaliyaha Agaasimaha – Beeraha Nasiinada & Kheyraadka Dabiiciga Joe Abood, Maareeyaha Guud ee Goolofta Braemar Jesse Buchholz, Maareeyaha Guud ee Braemar Arena & Field Tiffany Bushland, Maareeyaha Guud ee Centennial Lakes Park Sabrina Clark, Khabiirka Taageerada Maamulka Janet Canton, Iskuduwaha Maamulka Amanda Clarke, Kormeeraha Tamashleynta Rachel Finberg, Qorsheeyaha Beerta Nasiinada Laura Fulton, Kormeeraha Tamashleynta Nicole Gorman, Kormeeraha Tamashleynta Patty McGrath, Maareeyaha Guud ee Edinborough Park iyo Xarunta Biyaha Edina Kersten McManamon, Maareeyaha Suuqgeynta Michelle Tanner, Isku Duwaha Suuq-geynta Dhijitaalka Ah Rachael Walters, Kormeeraha Tamashleynta Guddiga Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Emma Ellertson, Xubin Arday Chris Garazatua Bob Kane, Guddoomiye Ku Xigeen Joe Luangrath Leah Pettit Jamie Pfuhl, Guddoomiye John Spanhake Sulayman Syed, Xubin Arday Bryce Weaver Ericka Welsh KulamadaGuddiga Beeraha Nasiinada & Tamashleynta wuxuu kulmaa 7 habeenimo ee Talaadada labaad ee bilkasta. Kulumadu waxay u furan yihiin dadweynaha. Komishanka Farshaxanka & Dhaqanka Caroline Byrd Ann Curtin Jennifer Faeth Alyssa Fram Tim Scully Anna Schenk, Xubin Arday Maxine Steinberg Brian Stemmler Laura Westlund, Guddoomiye Alana Zbaren, Guddoomiye Ku Xigeen KulamadaGuddiga Farshaxanka & Dhaqanka wuxuu kulmaa 4:30 habeenimo Khamiista afaraad ee bilkasta. Kulumadu waxay u furan yihiin dadweynaha. URURADA CIYAARAHA FUDUD EE DHALINYARADA Edina waxay taageertaa 13 ururo dhalinyaro ah oo isboorti oo kala duwan. Ururka Ciyaaraha Fudud ee Gabdhaha Edina www.egaa.org KUBADDA USHA Ururka Kubadda Usha Edina www.edinabaseball.com KUBADDA KOLAYGA Ururka Kubadda Kolayga Edina www.edinabasketball.com WAREEGYADA KUDUL ORODKA BARAFKA Harooyinka Magaalada Braemar Naadiga Kudul Orodka Barafka www.braemarfsc.org KUBADDA CAGTA Ururka Kubadda Cagta Edina www.edinasports.org HOCKEY Ururka Kubadda Hockey ee Edina www.edinahockeyassociation.com KUBADDA USHA SHABAQA Ururka Kubadda Usha Shabaqa Edina www.edinalacrosse.com KUBADDA CAGTA Ururka Kubadda Edina www.edinasoccer.org Naadiga Kubadda Edina www.edinasoccerclub.com KUBADDA JILCAN Ururka Xawaaraha Garoonka ee Gabdhaha Edina www.edinafastpitch.org DABAASHA Naadiga Dabaasha Edina www.edinaswim.com KUBADDA LALISKA Ururka Kubadda Laliska Edina www.edinavolleyball.org MUSAARACADA Ururka Musaaracada Edina www.edinawrestling.org Edina waxay leedahay 44 beero nasiino iyo 1,500 acres oo bannaan furan ah oo la sahmiyo laguna raaxeysto! Raadi beeraha nasiinada iyo adeegyada kale adiga oo isticmaalaya Beer Raadiyaha ee barta EdinaParks.com. Xafiiska Beeraha Nasiinada & Tamashleynta: 952-826-0367 KA DAALACO BOGGEENA FACEBOOK EE BEERAHA NASIINADA & TAMASHLEYNTA! Follow-garee @EdinaMNParksandRecreation wixi xog ah oo ku saabsan waxqabadyada Beeraha Nasiinada & Tamashleynta, munaasabadaha, Xarunta Waayeelada Edina, Braemar Arena & Field iyo kuwa kale oo badan! Activities Directory City of Edina Parks & Recreation Department 4801 West 50th Street Edina, Minnesota 55424 Don’t delay! Learn more and apply now at EdinaMN.gov/Jobs! Super Powers Gained: •Leadership •Problem Solving •Communication •Creativity •Time Management Save the Day AT A RECREATION FACILITY OR PARKS PROGRAM: •Lifeguard •Recreation Leader •Tennis Instructor •Art Camp Instructor •Centennial Lakes Park •Braemar Golf Course •Edina Aquatic Center Super Perks:•Commitment Incentivesfor Some Positions •Resume-Builders and Enhancers Waxaanu doonaynaa in aanu warkaaga maqalno! Qaar badan oo ka mid ah mashaariicdeena beeraha nasiinada waxaa ka mid ah ra’yi ururino iyo fursado kale oo kaqeybgal ah. Ka hubi bog kasta oo mashruuca ah wixii macluumaad dheeraad ah ama mashaariicda leh jawaab-celinta bulshada, ka eeg Xarunteenna Mashaariicda Beeraha Nasiinada barta BetterTogetherEdina.org/parks LA SOCO MASHAARIICDA BEERAHA NASIINADA EE MAGAALADA OO DHAN! Mashaariicda waxaa ka mid ah: Beddelka qalabka iyo qorshaynta • Mashaariicda Garoomada Ciyaaraha 2025 • Dhismaha Garoonka Ciyaaraha ee Birchcrest • Dhismaha Garoonka Ciyaaraha ee Highlands • Dhismaha Garoonka Ciyaaraha ee Yancey • Naqshadda Garoonka Ciyaaraha ee Kojetin • Naqshadda Garoonka Ciyaaraha ee Normandale Shaqada dayactirka ah ee laga yaabo in ay carqaladayso goobaha beerta nasiinada • Casriyeynta iyo cusbooneysiinta garoonka iyo barxadda • Mashaariicda laamiyeynta baarkinka • Shaqada dib-u-soo celinta kheyraadka dabiiciga ah Astaamaha cusub ee beerta • Qorshaha Guud ee Beerta Braemar • Qorshaha Guud ee Beerta Fred Richards