Loading...
The URL can be used to link to this page
Your browser does not support the video tag.
Home
My WebLink
About
ActivitiesDirectory_Fall-25_Somali-Web
DEYRTA 2024 Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina Tusaha Waxqabadyada Diiwaangelinta waxay bilaabaneysaa duhurnimada Agoosto 20! EdinaParks.com 2 Isu Diiwaangeli Waxqabadyada Booqo EdinaParks.com Ku dhufo “Isu Diiwaangeli Waxqabadyada” Duhurnimada Arbacada, Agoosto 20 Diiwaangelinta waxay u furmeysaa dadka deggan Edina Duhurnimada Arbacada, Agoosto 27 Diiwaangelinta waxay u furmeysaa qofkasta Diiwaangelinta Baro Kudul Orodka Barafka ee Dayrta Duhurnimada Arbacada, Agoosto 13 dadka deggan Edina Duhurnimada Arbacada, Agoosto 20 Qofkasta SIDA LA ISU DIIWAANGELIYO • Booqo EdinaParks.com. Ku dhufo “Register for Activities (Isu Diiwaangeli Waxqabadyada).” • Dooro “Log In with email (Ku gal iimayl)” ee ku taasha bidixda kore. Aaladaha moobilka, dooro “Account (Koontada)” ee ku taasha xagga sare. • La soco in ashyaada ay qeybta keydka xulashada (cart) kaliya ku jirayaan 10 daqiiqo. • Qeybta lacag bixinta, waxaa lagu weydiin doonaa sanduuqyo soo baxayo oo taxane ah ama ka dhaafitaano ah oo aad u baahan tahay inaad hubiso kahor inta lacag bixintaada la dhammeystirin. • Liiska sugitaanka: Xulasho ayaa la siiyaa kuwa aan hadda ka diiwaangashanayn fasal/waxqabad. • Lacago celinta waa in lagu sameeyaa ugu yaraan 10 maalmood oo shaqo ka hor bilaabashada fasalka waxaana lagu qiimeyn doonaa khidmad maamul oo 20% ah. Lacag celin lama bixin doono 10 maalmood oo shaqo ka hor bilaabashada waxqabad. • Kiridhit nis ah ayaa la tixgelin doonaa haddii kansalitaanka ay sabab u tahay jirro ama dhaawac culus. Deeqaha Barnaamijka Connect Card • Waxaa u qalma dhallinyarada Edina ama kuwa iskuulka ka dhigta Edina. • U isticmaal in aad ku bixiso gelitaanka xarunta ama in aad ku hesho qiimo-dhimis xagga waxqabadyada ah. • Dadka kaarka-haysta waxay mas’uul ka yihiin bixinta canshuurta shey kasta oo la canshuuri karo. • Onlaynka ka codso ama codsi soo daabac oo boosto ku gudbi; wac 952-300-2378 si aad u codsato foomka codsiga (lagu heli karo afafka Ingiriisiga, Soomaaliga ama Isbaanishka). • Kiridhit sanadle ah ayaa lagu dari doonaa koontadaada CivicRec haddii kaarkaaga Connect Card uu weli shaqeynayo si markaa aad adiga iskaaga isu diiwaangeliso. Haddii kaarkaagu dhacay, fadlan cusbooneysii kaarkaaga adigoo la xiriiraya Mu’asasada Bulshada Edina lambarka 952-300-2378. Barnaamijka Deeqda Edina Give and Go • Wuxuu deeq siiyaa ardayda Dugsiyada Dadweynaha Edina si ay uga qeybgalaan tacliinta, farshaxanka iyo isboortiga. • Codso adigoo galaya EdinaGiveandGo.org; foomka codsiga onlaynka ah waxaa lagu heli karaa luqado badan. Magaalada Edina waxay ku dadaashaa in waxqabadyada, xiisadaha iyo dhacdooyinka ay siiso qofkasta. Deeqaha Ogeysiis ku socda Kuwa Haysta Koontadi Hore Macaamiisha waxay awoodaan inay galaan koontadooda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta ee Magaalada Edina iyagoo hal meel ka wada-galaya. • Faa’iidooyinka in hal meel laga wada-galo waxaa ka mid ah: • Sukuurad adag • Gelitaan degdeg ah oo sahlan • Lambar sireedyada in dib loo soo ceshado oo sahlan Si koontada lagaaga caawiyo, fadlan la xiriir Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina lambarka 952-826-0367. Ku soo dhawoow Tusaha Waxqabadyada Beeraha Nasiinada & Tamashleynta! Tusahani wuxuu dulmarayaa waxqabadyada laga bilaabo ku dhawaad Agoosto ilaa bisha Nofeembar. Macluumaadka ku saabsan barnaamijka waxaa laga heli karaa onlaynka. Kuwa ku jira liiska sugitaanka, ogaada in aan samaynayno dadaal kasta si aan dadka ugu darno fasalka ama barnaamijka. Haddii aad ku cusub tahay barnaamijyada Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina, fadlan koontadaada bilaashka ah goorhore ka sii furo adigoo iska diiwaangelinaya barta EdinaParks.com. Soo dhawoow! Talo Khabiir Haddii aad qorsheyneyso in canugaaga uu isla xiisado la qaato saaxiibadiisa, kala hadal waalidiinta kale goor hore si isku waqti loogu qoro. 3 Jaldiga dushiisa: Qurmi bocorkaaga oo xoogaa madadaalada dayrta ku qaado dhacdada Pumpkin Smash & Bash (Munaasabadda Jajabinta Bocorka). Ka eeg Bogga 5 wixi faahfaahin ah. Boggan: Pumpkin Smash & Bash (Munaasabadda Jajabinta Bocorka) waxaa ka mid ah tartanka dilin-dillaynta. Bocorka ugu horreeya ee gaara buurta salkeeda ayaa guulaysanaya! MUNAASABADAHA BULSHADA .........4 BARNAAMIJYADA DUGSIGA BARBAARINTA HORE ..........................6 KA MID NOQOSHADA IYO MADADAALADA LA QABSIGA .............7 BARNAAMIJYADA DHALINYARADA & DA’ YARTA .........................................8 BARNAAMIJYADA FARSHAXANKA ....9 CIYAARTA GOLOFTA BRAEMAR .........10 BARNAAMIJYADA DADKA WAAWEYN ...............................12 BARNAAMIJYADA DADKA KAWEYN 55+ SANO .............................13 TAS-HIILAADKA IYO TAMASHLEYNTA ..................................14 TUSAHA .................................................15 ISKA QOR EdinaParks.com MUNAASABADAHA BULSHADA Barnaamijyada Boggagaan iska diiwaangeli EdinaMN.gov/Fun Diiwaangelin Looma Baahna Dhacdooyinka Bilaashka ah Ilaa La Sheego Mooyaane 4 Isdhaafsiga Dharka Halloween Waxa ay xirteen halmar oo kaliya! Sii dharka sannadkii hore ujeeddo cusub oo cajiib ah halka lagu kala beddesho dharka. U furan qofkasta iyo da’ kasta. Dharka waxaa la geyn karaa inta lagu jiro saacadaha shaqada ee Xarunta Waayeelka Edina Okt. 6-10 ama waxaa la keeni karaa munaasabada. Axad, Oktoobar 12 2-4 p.m. Xarunta Waayeelada Edina Bilaash Qolka Baxsashada DA’AHA 7-12 Inti aad sahminayseen duurka, waxaad aragteen canug gorilla oo lunsan. Adiga iyo saaxiibadaada waxaad go’aansateen inaad canugta ka caawisaan inay hesho hooyadeed oo badbaadisaan maalinta adinka oo xallinaya tilmaamaha halka ay joogto hooyadeed. Qolkan Baxsashada ee la kormeerayo, ee ay kormeerayaan Dhinacyada Qolka Baxsashada, waxay xaqiijin doontaa inay carruurtaada ka dhigto kuwo wax ku hawlan oo badbaadsan inta kooxaha ka kooban 10-ka qof ay ka wada shaqaynayaan inay badbaadiyaan maalinta! Iska diiwaangeli wakhtiga aad rabto. Khamiis, Oktoobar 2 4:30-5:20 p.m. 5:30-6:20 p.m. 6:30-7:20 p.m. Edinborough Park Amphitheater $40/canugiiba Xafladda Xidiga Heesaaga DA’AHA 6-10 (oo uu wehliyo qof weyn) "Waxa ay u eg tahay sidi habeen kaamil ah" ee caweyska heesidda, qoob ka ciyaarka, jijimo samaysashada iyo la casheynta wehelkaaga qaangaarka ee khaaska ah. U soo lebiso sida xidiga heesaaga aad u jeceshahay oo kaalay nala damaashaad! Jimce, Nofeembar 7 6-7:30 p.m. Barxadda Goolofta Braemar $30/canugii; $15/qofkii weyn Caweyska Goolofta Kaahaysa DA'DA 16+ Tiirarka yaryar ee la saaro goolofta, ulaha calanka iyo godadka ayaa la ifiyaa, waxaana la bixiyaa kubbadaha goolofta ee mugdiga ku kaahaya. Kaqeybgalayaashu waa in ay 16 sano jir yihiin ama ka wayn yihiin ama uu wehliyo qof weyn. Sabti, Sibteembar 6 8 p.m. Barxadda Goolofta Braemar Akadeemiyada 9 $47.50/qofkiiba (Waxaa ku jira khidmadaha barxadda goolofta, kubbadaha goolofta ee mugdiga kaaha ku bixiya iyo katiin) Sabti, Oktoobar 4 7:15 p.m. Barnaamijyada Boggagaan iska diiwaangeli EdinaMN.gov/Fun Diiwaangelin Looma Baahna Dhacdooyinka Bilaashka ah Ilaa La Sheego Mooyaane 5 Xujooyinka, Biisada iyo Khamriga: Nooca Fasaxa DA’AHA 21+ Diyaar ma u tahay inaad “qaado” tartanka? Nagala soo qaybgal bandhiga halxiraalaha farxada leh halkaas oo kooxuhu ay ku tartami doonaan inay xujooyinka isku aadinta ku dhammeystiraan wakhti dhakhsa ah — iyadoo dhammaan ku raaxaysanaya biiso macaan, fiiqsanaya khamri (la iibsanayo) oo ku damaashaadaya jawiga fasaxa ciidda. Haddi aad tahay xirfadle ku xeeldheer halxiraalaha ama aad u joogto qosol, waa habka ugu fiican ee aad saaxiibada kula dabaaldagi karto xilliga fasaxa. Jimce, Diseembar 5 5:30-9 p.m. Centennial Lakes Park $40/kooxdiiba Ciyaarta Xujo ama Wax Bixi ee Dhabbaha HalloBoo Trick-or-Treat DA’AHA 1-8 Nagula soo biir beddelka kale ee cajiibka ah ee ciyaarta albaab-ka-albaab la tagayo ee xujo ama wax bixi ee Dhabbaha Halloboo Trick-or-Treat. Soo xiro lebiskaaga, la imow baaldiyadaada oo fiid madadaalo ah ku qaado beerta Edinborough Park. Isku diiwaangeli wakhtiga aad rabto. Jimce, Oktoobar 24 4-5:30 p.m. ama 6-7:30 p.m. Edinborough Park $10/kaqeybgale kasta Saddexleyda Carruurta – Tartanka Carruurta Socod Baradka/Saddexletda Qalalan DA’AHA 4-8 Carruurtu waxay ku dabaashaan barkad gudaha ah, waxay baaskiil ku wadaan sagxadda The Summit waxayna fuulaan Adventure Peak ciyaartan saddexleyda dhexdeeda. Saddex qaybood oo ku salaysan muddada ayaa tani madadaalo iyo cadaalad uga dhigta dhammaan. Waalidiinta/mas’uuliyiinta iyo taageerayaasha waxay dhammaan kaqeybgalayaasha isla daawan karaan halmar, taasoo ka dhigaysa dhacdadan madadaalo qoys! Khamiis, Nofeembar 20 4-5 p.m. Edinborough Park Playpark $25/canugiiba Anshaxa Alice DA'DA 6-10 Nagala soo qaybgal Anshaxa Alice ee ka socda Alice in Wonderland. Waa habka ugu fiican ee lagu cusbooneysiin karo dhammaan akhlaaqdeena. Red River Kitchen waxa ay bixin doontaa cunto afar-koorso ah oo loogu talagalay carruurta halka Alice ay dulmari doonto anshaxa suuban ee miiska cuntada. Sabti, Nofeembar 15 11 a.m.-12:30 p.m. Barxadda Goolofta Braemar $45/lammaanihiiba Munaasabadda Jajabinta Bocorka DA’AHA OO DHAN Maxaa dhacaya marka aad tuurto bocor? Waa la burburinayaa! Nagala soo qaybgal munaasabadeena sanadlaha ah ee lixaad ee Pumpkin Smash & Bash (Munaasabadda Jajabinta Bocorka) ee ka dhacaysa Countryside Park. Dhammaan bocorka la keeno beerta waa la qurmin doonaa iyada oo la adeegsanayo barnaamijka dib-u-warshadaynta waxyaabaha dabiiciga ah ee Edina. Fadlan ka saar dhammaan riinjiga, shumacyada iyo qurxinta kale ee aan dabiiciga ahayn ka hor inta aadan keenin bocorkaaga. Sabti, Nofeembar 1 10 a.m.-duhurki Countryside Park Bilaash 6 BARNAAMIJYADA DUGSIGA BARBAARINTA HORE 6 Barnaamijyada Boggagaan iska diiwaangeli EdinaParks.com/PreK WAXQABADYADA GUUD DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA MUUSIGA 4 bilood- 5 sano Muusig Wadajir ah Isniinaha, Talaadooyinka, Arbacooyinka, Khamiisaha, Jimcooyinka ama Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 20 JIMICSIGA JIIMNAASTIGA 18 bilood- 5 sano Aad Jimicsiga Jiimnaastiga Arbacooyinka Bilaabanayo Sibteembar 10 CIYAARTA DAREEMADA OGAANSHAHA GACMAHA CARRUURTA 1-3 Qosolka & Goosashada Sabtida Oktoobar 11 1-3 Madadaalada Halloween Sabtida Oktoobar 25 1-3 Ciyaarta Reindeer Sabtida Nofeembar 22 1-3 Madadaalada Qaboobaha Sabtida Diseembar 13 KUDUL ORODKA BARAFKA 3-6 Baro Ku Dul Orodka Barafka Xalqada Deyrta Talaadooyinka & Sabtiyada Bilaabanayo toddobaadka Sibteembar 7 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA CARRUURTA SOCOD BARADKA EE FURAN 2-5 Waqtiga carruurta socod baradka oo ka dhacayo Braemar Field Talaadooyinka & Khamiisaha Bilaabanayo Nofeembar 4 QOOB KA CIYAARKA 3 Ciyaarta Dhaqdhaqaaqa Carruurta I Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 18 4-5 Ciyaarta Dhaqdhaqaaqa Carruurta II Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 18 7 U-WADA-DHANNAANSHAHA IYO MADADAALADA LA QABSIGA 7 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 5-18 Riyada Kudul Orodka Barafka Axadaha Bilaabanayo Sibteembar 14 3-8 Laadadka Kubadda Cagta – Awoodsiinta Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 6 16+Hadiyadaha Fasaxyada Jimcayaasha Bilaabanayo Nofeembar 7 REACH FOR RESOURCES 18+Cunto Fudud & Shaleemo Talaado Oktoobar 28 18+Guriga Buskutka Graham Khamiis Nofeembar 20 55+Kooxda Bulshada Khamiis Diseembar 11 ISBOORTIGA & WAXQABADYADA U-WADA-DHANNAANSHAHA Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta waxay bixisaa adeegyada loo dhan yahay ee waxqabadyada iyo munaasabadaha. Kormeeraha Tamashleynta Amanda Clarke kala xiriir 952-826-0433 ama aclarke@EdinaMN. gov afar toddobaad ka hor bilaabashada barnaamijka. MADADAALADA LA QABSIGA Magaalada Edina waxay shuraako la tahay Reach for Resources si ay u bixiso waxqabadyo loogu talagalay inay daboolaan baahiyaha kala duwan ee dadka naafada ah. Booqo ReachforResources.org si aad macluumaad dheeraad ah uga hesho. Si aad isugu diiwaangeliso fasalada Reach, booqo ReachforResources.org oo hel qiimo dhimista deganaha kadib marka aad samaysato koonto. ISBOORTIGA DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA SOCOD BARAD CAJIIB AH & CIYAARAHA FUDUD 1.5-2.5 & 2.5-6 Socod Barad Cajiib Ah & Ciyaaraha Fudud Isniinaha Bilaabanayo Sibteembar 15 & Nofeembar 3 CIYAARAHA KACAANKA 2-6 Baseball(Kubadda Usha)/ Softball(Kubadda Jilcan) Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 2-6 Kubadda Kolayga Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 16 & Oktoobar 21 Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 2-6 Kubadda Calanka La iska Qaado Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 2-6 Soccer (Kubadda Cagta) Isniinaha Bilaabanayo Sibteembar 15 Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 2-6 Teeniska Isniinaha Bilaabanayo Sibteembar 15 Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 ISBOORTIGA SKYHAWKS 3-6 Kubadda Calanka La iska Qaado Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 3-6 Baseball (Kubada Usha)Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 2-5 Soccer (Kubadda Cagta)Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 13 LAADADKA KUBADDA CAGTA 2-3 Laadadka Kubadda Cagta ee Carruurta Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 Arbacooyinka Bilaabanayo Sibteembar 10 & Nofeembar 5 Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 6 3-5 Laadadka Kubadda Cagta Kalaasiga ah Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 Arbacooyinka Bilaabanayo Sibteembar 10 & Nofeembar 5 Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 6 3-8 Awoodsiinta Laadadka Kubadda Cagta Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 6 8 8 Barnaamijyada boggan iska diiwaangeli EdinaParks.com/Youth ISBOORTIGA & WAXQABADYADA BARNAAMIJYADA DHALINYARADA & DA’ YARTA Dugsiga Ku Dul Orodka Barafka iyo Looxa Barafka Blizzard Fasallada 2-12 Sabtiyada, bilaabanayo Diseembar 6 | Axadaha, bilaabanayo Diseembar 7 Iska diiwaangeli www.blizzardmn.com Geli Furaha: Edina25 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 4-15 Baro Ku Dul Orodka Barafka Xalqada Deyrta Talaadooyinka & Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 7 5-7 Laxanka Carruurta Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 20 BARNAAMIJYADA DABIICIGA 6-10 Baayolojiyahanada Dabiiciga Talaado Sibteembar 16 6-10 Tacaburrada Jiho- Jiheynta Khariiradda Talaado Sibteembar 30 6-10 Halyeeyada Xoolaha Talaado Oktoobar 14 CUSUB!CUSUB! FASALADA SAYNISKA CARRUURTA 4-6 Sayniska Dino Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 13 4-8 Farxadda Midabada Sabtiyada Bilaabanayo Okt. 4 (fasal ma jiro Okt. 18) 4-8 Nacnaca Jiidjiidmaya Sabtida Oktoobar 18 QOOB KA CIYAARKA 5-7 Dhaqdhaqaaqa Carruurta Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 18 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA QABSO DAGAALYAHANKA NINJA 6-13 Qabso Kooxda Tamashleynta Ninja Jimcayaasha Bilaabanayo Sibteembar 5 & Nofeembar 7 Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 6 & Nofeembar 1 5-13 Hordhaca Dagaalyahanka Ninja Arbacooyinka Bilaabanayo Sibteembar 10 & Nofeembar 5 5+Xiisadda Waalidka/ Canuga ee Ninja Axadaha Bilaabanayo Sibteembar 7 & Nofeembar 2 CIYAARAHA KACAANKA 6-9 Teeniska Isniinaha Bilaabanayo Sibteembar 15 Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 6-9 Kubadda Kolayga Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 6-9 Kubadda Calanka La iska Qaado Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 XEROOYINKA ISBOORTIGA SKYHAWKS 6-8 Kubadda Calanka La iska Qaado Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 6-8 Baseball (Kubada Usha)Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 LAADADKA KUBADDA CAGTA 5-8 Heerka Sare Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 6 3-8 Awoodsiinta Laadadka Kubadda Cagta Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 6 TEENISKA TENICITY 5-17 Kooxda Bilowga Casharada Teeniska Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 6 TGA 6-12 Teeniska Isniinaha Bilaabanayo Sibteembar 8 6-11 Teeniska Waalidka/Ilmaha Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 13 6-12 Pickleball Arbacooyinka Bilaabanayo Sibteembar 10 6-11 Kubadda Pickleball ee Waalidka/Ilmaha Sabtiyada Bilaabanayo Sibteembar 13 6-12 Teeniska MEA & Xerada Kubadda Pickleball Khamiis Oktoobar 16 Jimce Oktoobar 17 9 BARNAAMIJYADA FARSHAXANKA Barnaamijyada Boggan iska diiwaangeli EdinaParks.com/Art DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 2+Sheybaarka Farshaxanka Sabtida Koowaad Sabtiyada Sibteembar 6, Oktoobar 4, Nofeembar 1, Diseembar 6 3-6 Naadiga Farshaxan Sameeyayaasha Yaryar Jimcayaasha Sibteembar 12- Oktoobar 10, Oktoobar 24- Nofeembar 21 7-10 Isu Keenaha Farshaxanka Carruurta Arbacooyinka Sibteembar 10- Oktoobar 15, Oktoobar 29- Diseembar 10 11-14 Isu Keenaha Farshaxanka Carruurta Talaadooyinka Sibteembar 9- Oktoobar 14, Oktoobar 28- Diseembar 16 9-14 Kartuun Sawirista: Istuudiyaha Nakhshadaynta Faashiyoonka Isniinaha Sibteembar 29- Oktoobar 13 9-14 Kartuun Sawirista: Waxqabadka Sawirista iyo Tacaburka Isniinaha Oktoobar 27- Nofeembar 10 14+Nakhshadaynta Ciyaarta Miiska Khamiisaha Sibteembar 11- Oktoobar 16 7-12 Farshaxanka Viva: Fasalka Farshaxanka Hal-abuurka Isbaanishka Khamiisaha Sibteembar 11-25, Nofeembar 6-10 14+Sharxidda Dhijitaalka Khamiisaha Oktoobar 30- Diseembar 11 6+ Doolshaha Koobka & Marada Farshaxanka: Riinjiyaynta Bocorka Gnome Sabtida Sebteembar 27 6-12 Xerada MEA: Aqoon-iswaydaarsiga Farshaxanka Yaabka Alaabo- alaabayda Squishmallow! Khamiis Oktoobar 16 8+Daabacaad-sameynta: Kaararka Fasaxa Sabtida Nofeembar 22 6-11 Farshaxanka Duubka Lagu Duubo Hadiyadaha Khamiis Diseembar 11 6+Doolshaha Koobka & Marada Farshaxanka: Guumayska Shidan Sabtida Diseembar 13 5+Qurxin Samaynta Qoyska Sabtida Diseembar 13 XIISADAHA DHALINYARADA IYO QOYSKA 9 XIISADAHA DADKA WAAWEYN (16+) *Ka hubi webseedka si aad uga hesho goobta fasalka FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA Riinjiyeynta Mala’waalka – Bilow Jimcayaasha Sibteembar 12-Oktoobar 17 Khamiisaha Oktoobar 30-Diseembar 11 Riinjiyaynta Mala’waalka – Casriga ah Isniinaha Sibteembar 8-Oktoobar 13 & Oktoobar 27-Diseembar 1 Jimcayaasha Oktoobar 31-Diseembar 12 Riinjiga Biyaha – Bilow 1 Khamiisaha Sibteembar 11-25 Talaadooyinka Oktoobar 28-Nofeembar 18 Riinjiga Biyaha – Bilow 2 Khamiisaha Oktoobar 2-16 Talaadooyinka Diseembar 2-16 Riinjiyaynta Midabada Biyaha – Horumarinta Xirfadahaaga Khamiisaha Oktoobar 30-Diseembar 11 Aqoon iswaydaarsiga Midabada Biyaha: Qaabka Dayrta Sabtida Sebteembar 27 Rinjiyeynta Saliida – Bilow Arbacooyinka Sibteembar 10- Oktoobar 15 & Oktoobar 29-Diseembar 3 Riinjiyaynta Saliidda – Horumarinta Xirfadahaaga Talaadooyinka Sibteembar 9-Oktoobar 14 & Oktoobar 28-Diseembar 16 Rinjiyeynta Dhabta Ah – Istuudiyo Isniinaha Sibteembar 8- Oktoobar 20 & Oktoobar 27-Diseembar 1 Ku Buraashidda Dabiiciga: Bilaabidda Riinjiyeynta Muuqaalada Dabiiciga Khamiisaha Sibteembar 11-Oktoobar 16 Sawirka & Riinjiyeynta ee Qaabka Tooska Khamiisaha Sibteembar 11-Oktoobar 16 Sawirro Ka Sawirista Sawiraanta: Istuudiyo*Talaadooyinka Sibteembar 9- Oktoobar 21 & Oktoobar 28-Diseembar 16 Riinjiyaynta Alaabo-alaabayda Ciyaarta Isniinaha Sibteembar 8-Oktoobar 20 Horudhaca Farshaxanka Mosaics – 1 Talaadooyinka Sibteembar 9-23 & Oktoobar 28-Nofeembar 18 Horudhaca Farshaxanka Mosaics – 2 Talaadooyinka Sibteembar 30- Oktoobar 14 & Diseembar 2-16 Bilaabidda Sawiridda Talaadooyinka Sibteembar 9-Oktoobar 14 Sawirista Dhirta ee Bilowga ah Arbacooyinka Sibteembar 10-Oktoobar 15 Sahminta Hababka Isku Dhafan Talaadooyinka Sibteembar 9-Oktoobar 14 Kartuunada loogu talagalay Dadka Waaweyn Arbacooyinka Sibteembar 10-Oktoobar 15 Wada-sheekeysiyada u Kuurgalidda*Arbacooyinka Arbacada saddexaad ee kasta Riinjiyaynta Qorrax-dhaca Dayrta ee Acrylics Arbaco Oktoobar 29 Aqoon-iswaydaarsiga Baraha Muujimaha Lakabaysan ee Isku Dhafan Sabtida Nofeembar 8 Daabacaad-sameynta: Kaararka Fasaxa Sabtida Nofeembar 22 Aqoon Isweydaarsiga Daabacaada Koolada Sabtida Nofeembar 22 Riinjiyaynta Acrylic: Faraska Kareetada Qaboobaha Isniin Diseembar 1 Riinji Ku Xardhidda Waraaqda Sabtida Diseembar 13 10 GOOLOFTA BRAEMAR Barnaamijyada Boggagaan iska diiwaangeli BraemarGolf.com/Instruction BraemarGolf.com; 952-903-5750 10 MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA BARXADDA GOOLOFTA BRAEMAR Jimcayaasha Sibteembar 5-26 8:15-8:40 a.m. 8:45-9:10 a.m. 9:15-9:40 a.m. 9:45-10:10 a.m. Sabtiyada Sibteembar 6-27 8:15-8:40 a.m. 8:45-9:10 a.m. 9:15-9:40 a.m. 9:45-10:10 a.m. Talaadooyinka Sibteembar 9-30 3:30-3:55 p.m. 4-4:25 p.m. 4:30-4:55 p.m. QUBBADA GOOLOFTA EE BRAEMAR Talaadooyinka Oktoobar 21- Nofeembar 11 3:30-3:55 p.m. 4-4:25 p.m. 4:30-4:55 p.m. Jimcayaasha Oktoobar 24- Nofeembar 14 8:15-8:40 a.m. 8:45-9:10 a.m. 9:15-9:40 a.m. 9:45-10:10 a.m. Sabtiyada Oktoobar 25- Nofeembar 15 8:15-8:40 a.m. 8:45-9:10 a.m. 9:15-9:40 a.m. 9:45-10:10 a.m. MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA BARXADDA GOOLOFTA BRAEMAR Sabtiyada Sibteembar 6-27 8-8:50 a.m. Talaadooyinka Sibteembar 9-30 4-4:50 p.m. 5-5:50 p.m. QUBBADA GOOLOFTA EE BRAEMAR Isniinaha Oktoobar 20- Nofeembar 10 4-4:50 p.m. 5-5:50 p.m. 6-6:50 p.m. Talaadooyinka Oktoobar 21- Nofeembar 11 4-4:50 p.m. 5-5:50 p.m. 6-6:50 p.m. Sabtiyada Oktoobar 25- Nofeembar 15 11-11:50 a.m. 12-12:50 p.m. Da'aha 3-5, $70 LITTLE HORNETS Da'aha 5-7, $94 GREEN HORNETS 11Barnaamijyada Boggagaan iska diiwaangeli BraemarGolf.com/Instruction BraemarGolf.com; 952-903-5750 11 DA’DA MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA QIIMAHA E - DHIIRIGELIN 6–8 Khamiisaha Oktoobar 16- Nofeembar 13 4-4:50 p.m. $1355-5:50 p.m. 6-6:50 p.m. 6–8 Sabtiyada Oktoobar 18- Nofeembar 15 1-1:50 p.m. $135 2-2:50 p.m. D - HORUMARIN 8–10 Jimcayaasha Oktoobar 17- Nofeembar 14 4-4:50 p.m. 15-5:50 p.m. 6-6:50 p.m. 8–10 Sabtiyada Oktoobar 18- Nofeembar 15 3-3:50 p.m. 1 4-4:50 p.m. I - BARIDDA 10–12 Arbacooyinka Oktoobar 15- Nofeembar 12 4-4:50 p.m. $1555-5:50 p.m. 6-6:50 p.m. Qubbada Goolofta ee Braemar CASHARADA IYO HORYAALADA HOOSE FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA DA'DA 8-11 Baridda Isniinaha Sibteembar 8-29 4:15-5:15 p.m. Ciyaarista Khamiisaha Sibteembar 11- Oktoobar 2 DA'AHA 12-14 Baridda Isniinaha Sibteembar 8-29 5:30-6:30 p.m. Ciyaarista Khamiisaha Sibteembar 11- Oktoobar 2 Barxadda Goolofta Braemar, Baridda & Ciyaarista, $209 BARNAAMIJKA HORNETS EE DUGSIGA KADIB MAALINTA TAARIIKHDA WAQTIGA GOOLOFTA 101: TALLAABOOYINKA KOOWAAD Isniinaha Sibteembar 8-29 10-11 a.m. GOOLOFTA 202: TALLAABOOYINKA XIGA Arbacooyinka Sibteembar 3-24 10-11 a.m. Khamiisaha Sibteembar 4-25 5:30-6:30 p.m. Barxadda Goolofta Braemar, $134 CASHARADA KOOXDA DADKA WAAWEYN Waxaanu doonaynaa in aanu warkaaga maqalno! Qaar badan oo ka mid ah mashaariicdeena beeraha nasiinada waxaa ka mid ah jawaabcelinta bulshada, xog ururino iyo fursado kale oo kaqeybgal ah. Booqo bogga webseedka Mashaariicda Beeraha, adigoo adeegsanaya sawirka iskaanka, wixi xog dheeraad ah. Waxaad ka heli doontaa mashaariicda leh fursadaha jawaab-celinta hadda ama soo socdo barta BetterTogetherEdina.org/parks. LA SOCO MASHAARIICDA BEERAHA NASIINADA EE MAGAALADA OO DHAN! Mashaariicda dhawaan la dhammeeyay • Garoonka Cusub ee Barxadaha Courtney • Nalal cusub iyo shabaqa badbaadada oo lagu xiray Barxadaha Courtney • Garoomada gaboobaya ee kuwa cusub lagu beddelay: • Birchcrest Park • Highlands Park • Yancey Park • Dhabbaha lagu socdo iyo baakinka ayaa laga hagaajiyay Arneson Acres Park • Tuubo biyo laga cabbo ayaa lagu rakibay Van Valkenburg Park aagga xariga laga furo eeyaha Shaqada dayactirka ah ee laga yaabo in ay carqaladayso goobaha beerta nasiinada • Casriyeynta iyo cusbooneysiinta garoonka iyo barxadda • Mashaariicda laamiyeynta baarkinka • Shaqada dib-u-soo celinta kheyraadka dabiiciga ah Mashaariicda Beeraha Nasiinada ee socda • Ballaarinta iyo casriyaynta Garoonka Braemar • Horumarinada Beerta Braemar Park • Dib-u soo-celinta deegaanka dabiiciga ah ee Beerta Bredesen • Horumarinada Beerta Fred Richards • Beddelka Garoonka Kojetin Park 12 BARNAAMIJYADA DADKA WAAWEYN Barnaamijyada Boggan iska diiwaangeli EdinaParks.com/Adult DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 18+ Horyaalka God Ku Tuurista Goolofta lagu qabanayo Centennial Lakes Park Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 4 18+Horyaalada Kubadda Pickleball-ka Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 Arbacooyinka Bilaabanayo Nofeembar 5 Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 18+Horyaalka Kubadda Kolayga Arbacooyinka Bilaabanayo Oktoobar 29 18+Horyaalka Hockey-da Afarta Qof Fiidki Maalmaha Arbacada & subaxyada Sabtida Bilaabanayo bartamaha Diseembar iyadoo ay ku xiran tahay xaaladaha barafka 18+Horyaalka Kubadda Laliska Ragga-Dumarka Arbacooyinka Bilaabanayo Oktoobar 1 18+Horyaalka Kubadda Laliska Haweenka Arbacooyinka Bilaabanayo Oktoobar 1 DA’DA FASALKA MAALINTA TAARIIKHDA 16+Xiisadaha Yoogada Qofkasta ee Xarunta Waayeelada Edina Galbaha Talaadada Bilaabanayo Sibteembar 2 Subaxyada Khamiista Bilaabanayo Sibteembar 4 18+Xiisadaha Yoogada Deggan ee Xarunta Waayeelada Edina Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 2 Jimcayaasha Bilaabanayo Sibteembar 5 18+Baro Kudul Orodka Barafka Talaadooyinka, Sabtiyada ama Axadaha Bilaabanayo toddobaadka Sibteembar 7 TEENISKA 18+ Teeniska USTA Beertaada Dhexdeeda - Casharada Bilowga Ah Talaadooyinka Bilaabanayo Sibteembar 9 18+ Teeniska USTA Beertaada Dhexdeeda - Casharada Heerka Dhexe Khamiisaha Bilaabanayo Sibteembar 11 HORYAALADA ISBOORTIGA ISBOORTIGA & WAXQABADYADA KALE 12 KU QABSO MAALINTA DHALASHADA CANUGAAGA MEEL MADADAALO LEH! Xirmooyin xafladeed oo badan ayaa laga bixiyaa Edinborough Park. Booqo EdinboroughPark.com si aad goor hore boos ugu sii qabsato xafladaada soo socota ama Isku Duwaha Xafladda kala xiriir 952-833-9544. 13 FASALKA MAALINTA Firfircoonida iyo Ka Hortagga Dhicista Arbacooyinka Maskaxda iyo Dheellitirnaanta Arbacooyinka Jimicso oo Noqo Bulsho Isniinaha & Jimcayaasha Jimicsiga Firfircoonaanta Jirka Talaadooyinka & Khamiisaha Habka Isdifaaca Waayeelada Jimcayaasha Tai Chi Isniinaha Kooxaha Taageerada Daryeel-Bixiyaha Khamiisaha Koowaad La-talinta Caymiska Caafimaadka Talaadooyinka Labaad JIRDHISKA & CAAFIMAADKA SAFARKA MAALINTA TAARIIKHDA Doon Ku Maridda Taylors Falls Arbaco Oktoobar 8 “Showga” Sidekick Theatre Arbaco Oktoobar 22 Bandhiga Kafeega ee Hoolka Qalabka Muusiga Khamiis Nofeembar 13 SAFARADA MAALINTA DHACDOOYINKA MAALINTA TAARIIKHDA Munaasabada Jeexjeexa Khamiis Sibteembar 18 Feestada Oktoobar Khamiis Sibteembar 18 Xafladda Habeenka Ka Horreeya Sanadka Cusub Arbaco Diseembar 31 DHACDOOYINKA BINGO EE MOWDUUCAYSAN Dhacdada Bingo ee Maalinta Buug Akhrinta Qaranka Jimce Sibteembar 5 Xafladda Halloween Bingo Jimce Oktoobar 31 Turkey Bingo Talaado Nofeembar 18 Jingle Bingo & Hal-abuurada Farxada leh Jimce Diseembar 5 Bingo Wonderland Khamiis Diseembar 11 MUNAASABADAHA GAARKA XARUNTA WAAYEELADA EDINA Xarunta Waayeelada Edina, 5280 Grandview Square, waxay madadaalo, waxbarasho, caafimaad iyo barnaamijyada fayoobaanta; safarada maalinta; munaasabadaha gaarka ah iyo howlo joogta ah siisaa dadka 55 sano jirka ah ama ka weyn. Isdiiwaangelin ayaa looga baahan yahay barnaamijyada intooda badan waxaana onlaynka la iska diiwaangelin karaa EdinaSeniorCenter.com ama iyadoo la wacayo 952-833-9570. MADADAALADA & CIYAARAHA • Turubka ACBL • Dhacdooyinka Bingo ee Billaha ah • Naadiyada Buugaagta • Ciyaaraha Socda & Ciyaaraha Turubka • Miisaska Ciyaarta Pool-ka • Maktabadda Amaahda Halxiraalaha • Ciyaarta Miis Ku Taraarixinta • Calaf Doon • Kooxaha Bulshada • Naadiga Ukulele Iska qor wargeyska The Times barta EdinaMN.gov/TimesSignup BARNAAMIJYADA DADKA KAWEYN 55+ SANO 13 FASALADA • Bilaabidda Turubka Talaadooyinka la bilaabayo Sibteembar 9 • Fasalka Canasta Isniinaha, bilaabanayo Oktoobar 6 • Mahjongg Isniinaha, Arbacooyinka ama Khamiisaha bilaabanayo Sibteembar 8 • Fasalada Taariikhda Khamiisaha bilaabanayo Sibteembar 25 • Badbaadada Darawalka • Caawinta Tignolojiyadda • Bandhigyo Waxbarasho Hal- mar ah oo Kala Duwan • Maqaaxida Gabowga Xikmadaysan Beeraha Nasiinada & Tamashleynta: 952-826-0367 EdinaParks.com 14 EDINBOROUGH PARK Waxay hoy u tahay Adventure Peak, mid ka mid ah dhismayaasha ciyaarta gudaha ee ugu weyn gobolka, iyo Summit, aag waxyaabo badan ay ku ciyaaraan qoysaska iyo jiim. • Xubinimada iyo gelitaanada maalinlaha ah ayaa loo heli karaa Beerta Carruurta iyo barkadda dabbaasha iyo aagga lagu ordo oo ay ku jiraan barkada dabaasha, aagga socodka/orodka iyo qalabka jimicsiga. CUSUB! Bilaabanayo Sibteembar 7, barkadda/dhabbaha ayaa furmi doona 7:30 a.m. Axadaha. • Wakhtiga Ciyaarta Dareemada u-roon ayaa loo raray 8:30-10 a.m. Axadaha bilaabanayo Sibteembar 7. • Kalandarka Madadaalada Edinborough waxaa la heli doonaa bisha Sibteembar. Waxaa ka mid ah: °Madadaalada Carruurta: Khamiis-dhaaf kasta bilaabanayo Oktoobar 9; 10:30-11:30 a.m.; Bandhigyada cusub ee Jimcaha, Jimcaha saddexaad bil kasta bilaabanayo Oktoobar 17 saacada 5:15 p.m. °Habeenada Filimka Qoyska Jimcaha: Jimcaha labaad bil kasta bilaabanayo Oktoobar 10 saacada 5 p.m. °Madadaalada fiidka Axadda: Axadaha bilaabanayo Sibteembar 28 laga bilaabo 6 ilaa 7 p.m. • Buug-garayso Xaflad Dhalasho: Xirmooyin kala duwan ayaa laga heli karaa onlaynka waxaana xirmooyinka oo dhan ka mid ah gelitaanka ciyaarta ee maalinta oo dhan ah, boos xaflad oo gaar ah iyo qaar kaloo badan. • Kubadda Pickleball-ka Gudaha °Kiraysashada barxadaha: Subaxyada Isniinta, Jimcaha iyo Sabtida bilaabanayo Sibteembar 8 °Ciyaarta Furan: Subaxyada Talaadada iyo Khamiista bilaabanayo Sibteembar 9 °Ciyaarta Horyaalka: Subaxyada Arbacada bilaabanayo Nofeembar 6 (Ka Eeg Bogga 12 wixi macluumaad dheeraad ah) GAROONKA BRAEMAR ARENA/FIELD Hoy u ah saddex sagxadood oo barafka ah oo gudaha ah, Sagxadda Barafka Gadaale iyo Garoonka Braemar Hawalaha Braemar Arena • Baraf Kudul Orodka Furan: U kaalay ku-dul orodka barafka $7/qofkiiba + $5/kirada kabaha lagu ordo. • Kubadda Hockey-da Furan ee Dadka Waaweyn: $7/ciyaartoygiiba; Arbacooyinka 11:30 a.m.-1 p.m. • Kubadda Hockey-da Horumarsan: $15/nus saaciiba; booqo BraemarArena.com si aad uga hesho diiwaangelinta iyo waqtiyada la heli karo. • Barafka Horumarsan: Jadwalku waa uu kala duwan yahay; booqo BraemarArena.com si aad uga hesho diiwaangelinta iyo waqtiyada la heli karo. Hawlaha Garoonka Braemar • Qubadda Furan: booqo BraemarField.com si aad uga hesho taariikhaha iyo waqtiyada. • Kubadda Cagta Furan ee Dadka Waaweyn: Isniin–Khamiis 11:30 a.m.-1:30 p.m. • Dhabbaha Socodka: Bilaash u ah dadweynaha; Booqo BraemarField.com si aad uga hesho taariikhaha iyo waqtiyada. CENTENNIAL LAKES PARK Kaalay eeg “dahabka taajka” ee nidaamka beerta nasiinada Edina • Barxadda tuurista goolofta, doon wadista, ciyaaraha cawska ayaa furan ilaa bartamaha Oktoobar (cimilada ku xiran). • Suuqa Beeraleyda ayaa sii soconaya laga bilaabo 3-7 p.m. Khamiisaha ilaa Oktoobar 2. • Xayawaanka llamas Kula Kulan Suuqa Beeralayda maalinta Khamiista, Okt. 2. Is-diiwaangelin looma baahna. • Wixi macluumaad ah oo ku saabsan kirada iyo koox waqti qaadashada, qiimaha iyo saacadaha, booqo CentennialLakesPark.com *Dhammaan jadwallada waa la beddeli karaa. TAS-HIILAADKA IYO TAMASHLEYNTA 15Beeraha Nasiinada & Tamashleynta: 952-826-0367 EdinaParks.com 15 Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Edina Perry Vetter, Agaasimaha Tracy Petersen, Kaaliyaha Agaasimaha – Tamashleynta & Tas-hiilaadka Tom Swenson, Kaaliyaha Agaasimaha – Beeraha Nasiinada & Kheyraadka Dabiiciga Joe Abood, Maareeyaha Guud ee Goolofta Braemar Jesse Buchholz, Maareeyaha Guud ee Braemar Arena & Field Tiffany Bushland, Maareeyaha Guud ee Centennial Lakes Park Sabrina Clark, Khabiirka Taageerada Maamulka Janet Canton, Iskuduwaha Maamulka Amanda Clarke, Kormeeraha Tamashleynta Rachel Finberg, Qorsheeyaha Beerta Nasiinada Laura Fulton, Kormeeraha Tamashleynta Nicole Gorman, Kormeeraha Tamashleynta Patty McGrath, Maareeyaha Guud ee Edinborough Park iyo Xarunta Biyaha Edina Kersten McManamon, Maareeyaha Suuqgeynta Michelle Tanner, Isku Duwaha Suuq-geynta Dhijitaalka Ah Rachael Walters, Kormeeraha Tamashleynta Guddiga Beeraha Nasiinada & Tamashleynta Emma Ellertson, Xubin Arday Chris Garazatua Bob Kane, Guddoomiye Ku Xigeen Peter Hulbert Jamie Pfuhl, Guddoomiye Will Spaulding Sulayman Syed, Xubin Arday Ericka Welsh Leah Wick Kulamada Guddiga Beeraha Nasiinada & Tamashleynta wuxuu kulmaa 7 habeenimo ee Talaadada labaad ee bilkasta. Kulumadu waxay u furan yihiin dadweynaha. Komishanka Farshaxanka & Dhaqanka Caroline Byrd Ann Curtin Alyssa Fram Jignasha Pandya Tim Scully Anna Schenk, Xubin Arday Maxine Steinberg Brian Stemmler Laura Westlund, Guddoomiye Alana Zbaren, Guddoomiye Ku Xigeen Kulamada Guddiga Farshaxanka & Dhaqanka wuxuu kulmaa 4:30 habeenimo Khamiista afaraad ee bilkasta. Kulumadu waxay u furan yihiin dadweynaha. URURADA CIYAARAHA FUDUD EE DHALINYARADA Edina waxay taageertaa 13 ururo dhalinyaro ah oo isboorti oo kala duwan. Ururka Ciyaaraha Fudud ee Gabdhaha Edina www.egaa.org KUBADDA USHA Ururka Kubadda Usha Edina www.edinabaseball.com KUBADDA KOLAYGA Ururka Kubadda Kolayga Edina www.edinabasketball.com WAREEGYADA KUDUL ORODKA BARAFKA Harooyinka Magaalada Braemar Naadiga Kudul Orodka Barafka www.braemarfsc.org KUBADDA CAGTA Ururka Kubadda Cagta Edina www.edinasports.org HOCKEY Ururka Kubadda Hockey ee Edina www.edinahockeyassociation.com KUBADDA USHA SHABAQA Ururka Kubadda Usha Shabaqa Edina www.edinalacrosse.com KUBADDA CAGTA Ururka Kubadda Edina www.edinasoccer.org Naadiga Kubadda Edina www.edinasoccerclub.com KUBADDA JILCAN Ururka Xawaaraha Garoonka ee Gabdhaha Edina www.edinafastpitch.org DABAASHA Naadiga Dabaasha Edina www.edinaswim.com KUBADDA LALISKA Ururka Kubadda Laliska Edina www.edinavolleyball.org MUSAARACADA Ururka Musaaracada Edina www.edinawrestling.org TAS-HIILAADKA BEERAHA NASIINADA & TAMASHLEYNTA Waaxda Beeraha Nasiinada & Tamashleynta 952-826-0367 • 4801 W. 50th St. EdinaParks.com Braemar Arena 952-833-9506 • 7501 Ikola Way BraemarArena.com Garoonka Braemar 952-833-9512 • 7509 Ikola Way BraemarField.com Braemar Golf Course 952-903-5750 • 6364 John Harris Drive BraemarGolf.com Braemar Golf Dome 952-903-5775 Nofeembar 1 ilaa Abriil 1 7420 Braemar Blvd. BraemarGolfDome.com Centennial Lakes Park 952-833-9580 • 7499 France Ave. S. CentennialLakesPark.com Xarunta Biyaha Edina (Juun-Agoosto) 952-833-9543 • 4300 W. 66th St. EdinaAquaticCenter.com Xarunta Farshaxanka Edina 952-903-5780 • 4701 W. 64th St. EdinaArtCenter.com Xarunta Waayeelada Edina 952-833-9570 • 5280 Grandview Square EdinaSeniorCenter.com Edinborough Park 952-833-9540 • 7700 York Ave. S. EdinboroughPark.com Golaha Deegaanka Edina James Hovland, Duqa Magaalada Kate Agnew Carolyn Jackson James Pierce Julie Risser Xafiiska Beeraha Nasiinada & TamashleyntaXarunta Magaalada Edina4801 W. 50th St.Edina, MN 55424952-826-0367 Edina waxay leedahay 44 beero nasiino iyo 1,500 acres oo bannaan furan ah oo la sahmiyo laguna raaxeysto! Raadi beeraha nasiinada iyo adeegyada kale adiga oo isticmaalaya Beer Raadiyaha ee barta EdinaParks.com.