HomeMy WebLinkAboutEditionEdina_January-2025_Somali-Web-2Si aad wax badan uga ogaato
Sanduuqa Kahortagga
Dembiyada ee Edina ama
aad wax ugu deeqdo, booqo
edinacrimefund.org
Magaalada Edina EdinaMN.gov
Aasaaska Xoogan Ku wanaagsan wadajirkaAdeeg La isku halayn karo Magaalo lagu Noolaan karo
Shirarka Golaha Deegaanka,
Maamulka Guriyeynta &
Dib-u-hormarinta iyo Guddiga
Qorshaynta toos uga daawo
Edina TV (Kanaallada Comcast
813 ama 16) ama onlaynka.
Si aad u hesho liiska shirarka iyo
dhacdooyinka oo dhameystiran,
booqo EdinaMN.gov/Calendar.