HomeMy WebLinkAboutEditionEdina_April-2025_Somali-Web-241 Sano oo Beer Falasho Ah: Tim Zimmerman Ayaa ‘Beeray’ Dhaxal
Beeralaygi Muddada Dheer Beeraalaha Ahaa Ayaa Shaqada Ka Fadhiistay Dabayaaqadi Maarso
WAXAA QORTAY JACEY MISMASH
Mid ka mid ah mashaariicda ugu waawayn ee
Beeraale Tim Zimmerman, dhismaha aqalka dhirta
lagu koriyo ee Magaalada Edina, ayaa ku fadhiyo
geeska waqooyi-galbeed ee Arneson Acres Park.
Wakhti kasta, labada aqal ee dhirta lagu koriyo ee
dhismaha waxaa lagu beeri karaa ilaa 20,000 oo
dhir noocyo kala duwan ah. Marka laga yimaado
aqalada dhirta lagu koriyo, dhismaha waxaa ka
mid ah meel loogu talagalay biqlinta dhirta iyo dhir
isku tarminta, bakhaar iyo garaash loogu talagalay
qalabka beerta.
Si kastaba ha ahaatee, marki Zimmerman marki
ugu horraysay uu ka shaqo bilaabay Magaalada
sanadki 1984, dhismaha aqalka dhirta lagu koriyo
sida uu maanta yahay wuxuu ahaa fikrad un.
Markii uu jiray 22 sano oo keliya, wajihitaankiisa
beer falashada waxay ahayd xoogaa mid sahlan:
“In intee le’eg baan qaban karaa?”
Jawaabta: Wax badan.
Kahor inti aan loo shaqaalaysiin Beeraale ahaan,
Zimmerman wuxuu shaqaale xilliyeed ahaan
saddex xagaa uga shaqeeyay Degmada Three
Rivers Park. Marki uu galay shaqada wakhtiga
buuxa ah ee Magaalada Edina, wuxuu isla markiiba
daneeyay inuu aqal dhirta lagu koriyo ka dhiso
Arneson Acres Park, 4711 W. 70th St.
Kadib dhammeystirki dhismaha sanadki 1991,
Zimmerman wuxuu sii waday inuu nooleeyo
goobta. Khaanad kasta, weel kasta oo qashin iyo
danbiil kasta ayaa si wanaagsan u kala habaysnaa
oo firinjeerka qolka kulanka waxaa ku jiray miro
abuur oo ka badan cuntada. Qayb ka mid ah
koolada riinjiyeeyayaha ee ka korraysa goobta
xafiiska ayaa ay ku qornayd “Guriga Timmy’,”
iyadoo wadne gacan lagu sawiray uu xaga midige
ka xigay. Inkastoo naqshadda iyo qorshaynta
dhismaha aqalka dhirta lagu koriyo ay ahayd
mid ka mid ah mashaariicdi hore ee Zimmerman,
saamayntiisa waxay gaartay guud ahaan Arneson
Acres iyo magaalada oo dhan.
Dhowrki sano ee ugu horreeyay shaqadiisa
Edina, Zimmerman wuxuu ku lug lahaa nadiifinta
ballaaran ee geedka buckthorn (dhafaruurka) ee
dhanka galbeed ee beeraha rasmiga ah ee ku
yaalla Arneson Acres iyo naqshadda iyo qorshaynta
beeraha guud ahaan beerta nasiinada.
Shaqada Zimmerman waxay sii socotay ilaa
‘90-meeyadi markaas oo uu ku lug lahaa
mashaariic kala duwan oo laga waday Arneson
Acres. Geedaha dhasheegga ka baxa ee White
Oak iyo Pecan ayaa lagu daray dhanka koonfureed
ee beerta, Beerta Xusuusta gu’ga (taasoo marki
dambe laga wada dhigay Beer Xilliyada oo Dhan
ah) iyo Beerta Geedaha Hooska Jecel dhinaca
galbeed. Zimmerman wuxuu sidoo kale gacan ka
gaystay beeraha kale ee nasiinada ee magaalada,
oo ay ku jirto Yagleelidda Beerta Xusuusta
Halyeeyada Ciidanka oo ku taasha Utley Park, 4521
W. 50th St.
“Waa mid marwalbo ka mid ah shaqaalaha ugu
mashquulka badan ee Qeybta Dayactirka Beeraha
Nasiinada,” ayuu yiri Kormeeraha Dayactirka
Beeraha Nasiinada Brian Driste. “Awooda Tim
ee uu ku maareynayo arrimo iyo dhibaatooyin
kala duwan isagoo isla markaana gudanayo
waajibaadkiisa shaqo ee caadiga ah ayaa ka
duwaysa kuwa kale.”
Ka go’naanta Zimmerman ee Beeraalaha
Magaalada kaliya kuma aanay koobnayn ilaalinta
iyo dayactirka beerta, laakiin sidoo kale dhir kala
duwan u keenista Edina— gaar ahaan kuwa ku
cusub Minnesota.
Keyn Dhowraha Magaalada Luther Overholt
wuxuu Zimmerman kala shaqeeyay mashaariic
kala duwan oo geedaha la xiriira. Middi ugu
danbaysay, waxay geedaha American Chestnut
u keeneen Edina. U fiirsashada loo baahnaa in si
guul leh geedahaan loogu beero Minnesota waxay
ahayd mid ku habboon fiirada Zimmerman. Waxay
sidoo kale beerta ku koriyeen saddex geedo oo
Bristlecone Pine ah, oo ah nooc geedo noolaan
karo in ka badan 1,500 oo sano.
“Dhammaan shaqada aan qabano halkan waxay
noqon doontaa mid naga cimri dheer, Tim ayaa
marwalbo sidaas u dhiirigelin jiray,” ayuu yiri
Overholt. “Kala duwanaanshaha dhirta ee aan
haysano ayaa gabi ahaanba gaar u ah Edina —
xaqiiqdi, dadka qaar ayaa u yimaada Arneson
intaas un.”
Zimmerman ayaa sidoo kale ahaa awood
dhaqaajinaysay in Edina ay hanato Dhir Ubaxeedka
Aasiya ee ka baxda Galbeedka Dhexe, oo qaar
badan oo ka mid ah laga heli karo Beer Ubaxeedka
“Beerta Dhir Ubaxeedka Taranka La isku daray lagu
Beero Minnesota” ee North Star Lily Society ee
laga helo Arneson Acres. Zimmerman wuxuu ku
deeqay qaar badan oo ka mid ah dhirtiisa uu isku
taran-daray kuwaas oo ka diiwaangashan Bulshada
Beeralayda Boqortooyada ee Boqortooyada
Ingiriiska. Shaqadiisa adag darteed, Edina waxay
hadda hoy’ u tahay Dhir Ubaxeedka Aasiya ee ugu
ballaaran Minnesota.
41 sano kadib, Maarso 31 ayaa ay ahayd maalinti
Zimmerman ugu danbaysay Edina. Connor
Clifford ayaa loo shaqaalaysiiyay inuu noqdo
Shaqaalaha Adeegga Danta Guud ee Qeybta
Dayactirka Beeraha Nasiinada si uu ula wareego
waajibaadka Zimmerman.
Sida uu rajaynayo, Zimmerman waxaa u
qorshaysan inuu soo kalluumaysto, safro oo
uu waqti tayo leh la qaato qoyskiisa. Sida lagu
yaqaano “Tim”, wuxuu qorshaynayaa inuu
qayb ka mid ah wakhtigiisa u huro inuu isu
xilqaamo ururo kala duwan, oo ay ku jiraan
wax ka caawinta mashaariicda bilicda Edina
ee mustaqbalka.
“Waxaan dareemayaa inaan ka dhabeeyay
ujeedadii aan ka lahaa nolosha Magaalada
Edina,” Zimmerman ayuu yiri maalmihi u
danbeeyay ee shaqada.
Tim Zimmerman wuxuu beeray Dhir Ubaxeedka
Aasiya oo badan, oo uu ku jiro “Inspiring Joan,” oo
loogu magac daray xubin Naadiga Beerta Edina ka
mid ah marxuum Joan Scott. (Sawir Lagudbiyay)
ABRIIL 2025
Majalada 12, Qeybta 4
Magaalada Edina EdinaMN.gov 1
Aasaaska XooganHIMILOOYINKA MAGAALADA Ku wanaagsan wadajirkaAdeeg La isku halayn karo Magaalo lagu Noolaan karo
Daabacaad: Edina
WAXAA QORTAY LAUREN SIEBENALER
Waxaa lagu guda jiraa hannaanka ansixinta ee
Maktabadda Southdale ee cusub ee cabbirkeedu
yahay 43,107-fiit oo laba jibbaaran. Haddii
qorshayaasha la ansixiyo oo heshiis kama dambays
ah la gaaro, Xarunta Farshaxanka Edina waxay
kireyste ka ahaan doontaa maktabadda dhexdeeda
waxayna heli doontaa boos dhan 16,164 fiit oo
laba jibbaaran.
“Taariikhda Maktabadda Southdale sidoo kale waa
mid uu aad u wanaagsan yahay mustaqbalkeeda,”
ayuu yiri Agaasimaha Maktabadda Hennepin
County Scott Duimstra. “Waxaan aad ugu
faraxsanahay in dhammaan dadka deggan
Hennepin County ay ka faa’iidaystaan maalgelintan
jiilasha badan jiraysa ee xagga waxbarashada,
akhris-qoraalka iyo kobcinta.”
Dhismaha ka dhisan 7001 York Ave. ayaa la
duminayaa , waxaana dhismaha cusub laga dhisi
doonaa meel u dhow isgoyska York Avenue iyo
70th Street. Naqshada dhismaha la soo jeediyay
waxaa looga gol leeyahay in lagu ixtiraamo
deegaanka ku xeeran, si gaar ah cabbirka
guriyaynta halka qoys ah ee ku teedsan Xerxes
Avenue maadaama booska uu deris la yahay xaafad
la deggan yahay oo ku taasha Richfield.
Qeybta fooqa hawada u furan waxaa dib loo
durjiyay 25 fiit kale ee bartamaha wajiga guriga
si loo sameeyo muuqa qaab-dhismeed yar
oo wareegga dhismaha ah. Darbiga kore ee
daaqadaha wuxuu sidoo kale iftiinka maalinta
siiyaa dhismaha, oo ay ku jiraan istuudiyaasha
Xarunta Farshaxanka. Iftiinkan maalinta ee aan
tooska ahayn waxaa loogu talagalay inuu kor u
qaado waayaha fasalka, caafimaadka dadka ku jira
iyo istareexa guud iyadoo isla markaana si ballaaran
loo yaraynayo ku tiirsanaanta iftiinka macmalka ah.
Xarunta Farshaxanka Edina waxay ku taalli
doontaa qaybta sare. Qorshayaasha waxaa ka
mid ah qolalka garaangaraha dhoobada, goob
farsamada gacanta ah, qolka dhalaal u samaynta,
iyo foornooyin koronto oo gudaha iyo dibedda ah.
Waxaa sidoo kale jiraya goob wax lagu sameeyo,
istuudiyo lagu sameeyo farshaxanka oo waaweyn,
goob bandhig iyo farshaxan iyo dukaan hadiyadaha
laga iibsado. Goobta wax lagu sameeyo waxaa
diirada lagu saarayaa farshaxanka tignoolajiyadda ku
salaysan iyo aaladaha si ardayda looga caawiyo inay
farshaxan ku abuuraan dunida dhijitaalka ah.
“Tignoolajiyada waxay safka hore kaga jirtaa
abuurista farshaxanka,” ayay tiri Kormeeraha
Madadaalada Laura Fulton. “Waxaan rajaynaynaa
inaan fasalo cusub ku bixino softiweerka
farshaxanka si dadku ay u bartaan sawir
naqshadaynta, maqshadaynta dhismaha iyo
softiweer farshaxanistayaasha ka caawiya wax
sawirista iyo riinjiyaynta.”
Goobta la soo jeediyay ee Maktabadda Southdale
waa mid wax badalaysa iyadoo dib u soo celinayso
shaqada deegaan iyo quruxda dabiiciga oo laami
la saarayo boos 7.73-akar ah. Naqshadda la soo
jeediyay waxay dib u qaabaynaysaa goobta si loo
xoojiyo isku xirka dadka lugaynaya iyo baaskiilayda
Faallooyinka Ayaa Furan ilaa Abriil 6 iyadoo Qorshayaasha Maktabadda
Southdale iyo Xarunta Farshaxanka ay u Gudbayaan Hannaanka Ansixinta
Naqshadda Waxaa Ka Mid Ah Meelaha Dheriyada Lagu Sameeyo, Bandhig Farshaxan iyo Goobaha Dabiiciga
Soo booqo Dhar Isdhaafsiga Bulshada ee sanadlaha ee bilaashka iyo madadaalada ah saacada
4-7 p.m. Khamiis, Abriil 24, oo ka dhacaysa Garoonka Barafka ee Daarada Dambe ee Braemar
Arena, 7501 Ikola Way. Dhacdadan diirada lagu saarayo dib u isticmaalka waxaa loogu talagalay
in lagu yareeyo khasaarinta dharka waxayna u furan tahay qof kasta. Deeqaha waxaa la geyn
karaa Braemar Arena 9 a.m.-3 p.m. Talaado, Abriil 22, iyo Arbaco, Abriil 23. Waxa ku cusub dhar
isdhaafsiga sanadkan ayaa ah ururinta sheeyaasha cuntada aan qurmin oo loogu talagalay
Mutadiwiciinta U diiwaangashan Caawinta Dadka (VEAP). Ururin dheeraad ah oo gaar ah waxaa
ku jiri doona dharka Halloween ee dadka iyo xayawaanada rabaayada, kabaha lagu ordo ee la
soo isticmaalay iyo rajabeetooyinka. Ma danaynaysaa inaad gacan ka gaysato in dhacdadan ay
guulaysato sanadkan? Isxilqaan!
Dhar Isweydaarsiga Bulshada
ee dhammaan afarta gees waxayna bixinaysaa
goobo badan oo barnaamijyo dibada ah oo loogu
talagalay Xarunta Farshaxanka iyo Maktabadda
labadaba iyadoo la samaynayo dhul cawseed iyo
nidaam deegaan oo si aad ah u shaqaynayo.
Faallada dadweynaha ee ku saabsan mashruuca
la soo jeediyay waxay furan tahay ilaa Abriil 6
ee mashruuca Maktabadda Southdale barta
BetterTogetherEdina.org. Guddiga Qorshaynta
waxay mashruuca ansixiyeen Maarso 12. Golaha
Deegaanka Edina ayaa mashruuca ku dhagaysan
doona kulankooda Abriil 1 waxaana la filayaa inay
go’aan ka soo saaraan inay ansixiyaan ama diidaan
kulankooda Abriil 16.
Hel macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan
mashruuca Maktabadda Southdale, booqo
beheardhennepin.org/southdale-library iyo
BetterTogetherEdina.org.
TIROOYIN AHAAN
Iska xilqaan barta
Bit.ly/2025swapvolunteer
Hennepin County waxay doonaysaa in la ansixiyo Maktabadda Southdale ee cusub ee cabbirkeedu yahay 43,107-
fiit oo laba jibbaaran. Qorshayaasha goobta 7.73-akar ah waxaa ku jira dib u soo celinta bilicda dabiiciga ah,
dhul qoyan iyo goob la yiraahdo “Reading Area (Aagga Akhriska)” oo loogu talagalay soo booqdayaasha. (Sawiro
sharraxaad ah oo la soo gudbiyey)
VESTIBULE
BREAKROOMHOLDS
SERVICEDESK
WOMEN
MEN
JAN
LAYOUTROOM
PES
MEDIUMSTUDY
WELL
FAMILY RR
FOCUSHUDDLE
BOOK DROP
MEDIUMSTUDY
VESTIBULE
STUDYSTUDYSTORAGE
RR RR WELL
STUDY STUDY
OPEN OFFICE
HC IDF
ELEC
PES
CIRC ROOM
VEST
MEETINGROOM
PRINT
STG
STUDY
STUDY
MULTIPURPOSEROOM
STUDY STUDYSTG
STAIR 1
STAIR 02
ELEVELEV
0 4 8 3216 1/8" = 1'-0"31LEVEL 1 FLOOR PLAN
Drawing 2023 Copyright Meyer, Scherer & Rockcastle, Ltd. ISSUE / REVISIONDateMarkDescriptionI hereby certify that this plan, specification or report was prepared by me or under my direct supervision and that I am a duly Licensed Architect under the Laws of the State of Minnesota.
SignaturePrint NameDate License NoMatthew Kruntorad 48542
510 Marquette Avenue South, Suite 200Minneapolis, MN 55402 | 612.375.0336
Architecture and Interiors
County Project No: 1005259County Contract No: PR00006399County Facilty No: 071County Project Manger: Liz Veaderko
Owner
Hennepin County MinnesotaFacility Services DepartmentA2208 Government Center, 300 South Sixth StreetMinneapolis, MN 55487 | 612-596-69492/5/2025 1:41:42 PMAutodesk Docs://2023021 Southdale Library/2023021_R24_Architecture.rvt3
Civil and Landscape
EOR
1919 University Ave. W, Suite 300, St. Paul, MN 55104 | 651.770.8448
Studio NYL
219 N 2nd Street #120Minneapolis, Minnesota 55401 |303.558.3145
Structural and Facade Mechanical, Electrical and Plumbing
Victus Engineering
2327 Wycliff St Suite 230, St Paul, MN 55114 | 612.859.8299
Technology
KCL
300 4th St, West Des Moines, IA 50265 | 515.724.7938
Lighting
Mazzetti
1999 Broadway, Denver, CO 80202 | 720.644.5032
100% DESIGN DEVELOPMENTAcoustic
KRA
4826 Chicago Ave, Minneapolis, MN 55417 | 612.374.3800
LEVEL ONE FLOOR PLAN
MSR Project No: 2023021
Southdale Library+ Edina Art Center7001 York Ave S, Edina, MN 55435
NOT FOR CONSTRUCTION
VESTIBULE
BREAKROOMHOLDS
SERVICEDESK
WOMEN
MEN
JAN
LAYOUTROOM
PES
MEDIUMSTUDY
WELL
FAMILY RR
FOCUSHUDDLE
BOOK DROP
MEDIUMSTUDY
VESTIBULE
STUDYSTUDYSTORAGE
RR RR WELL
STUDY STUDY
OPEN OFFICE
HC IDF
ELEC
PES
CIRC ROOM
VEST
MEETINGROOM
PRINT
STG
STUDY
STUDY
MULTIPURPOSEROOM
STUDY STUDYSTG
STAIR 1
STAIR 02
ELEVELEV
0 4 8 3216 1/8" = 1'-0"31LEVEL 1 FLOOR PLAN
Drawing 202
3
C
o
p
y
r
i
g
h
t
M
e
y
e
r
,
S
c
h
e
r
e
r
&
R
o
c
k
c
a
s
t
l
e
,
L
t
d
.
ISSUE / REVISIONDateMarkDescriptionI hereby certify that this plan, specification or report was prepared by me or under my direct supervision and that I am a duly Licensed Architect under the Laws of the State of Minnesota.
SignaturePrint NameDate License NoMatthew Kruntorad 48542
510 Marquette Avenue South, Suite 200Minneapolis, MN 55402 | 612.375.0336
Architecture and Interiors
County Project No: 1005259County Contract No: PR00006399County Facilty No: 071County Project Manger: Liz Veaderko
Owner
Hennepin County MinnesotaFacility Services DepartmentA2208 Government Center, 300 South Sixth StreetMinneapolis, MN 55487 | 612-596-6949
2/5/2025 1:4
1
:
4
2
P
M
Autodes
k
D
o
c
s
:
/
/
2
0
2
3
0
2
1
S
o
u
t
h
d
a
l
e
L
i
b
r
a
r
y
/
2
0
2
3
0
2
1
_
R
2
4
_
A
r
c
h
i
t
e
c
t
ure.rvt

PLANNING REVIEW 3D VIEWNorth Entry from York + 70th
VESTIBULE
BREAKROOM
HOLDS
SERVICEDESK
WOMEN
MEN
JAN
LAYOUTROOM
PES
MEDIUMSTUDY
WELL
FAMILY RR
FOCUSHUDDLE
BOOK DROP
MEDIUMSTUDY
VESTIBULE
STUDYSTUDYSTORAGE
RR RR WELL
STUDY STUDY
OPEN OFFICE
HC IDF
ELEC
PES
CIRC ROOM
VEST
MEETINGROOM
PRINT
STG
STUDY
STUDY
MULTIPURPOSEROOM
STUDY STUDYSTG
STAIR 1
STAIR 02
ELEVELEV
0 4 8 3216 1/8" = 1'-0"31 LEVEL 1 FLOOR PLAN
Drawing 2023 Copyright Meyer, Scherer & Rockcastle, Ltd. ISSUE / REVISIONDateMarkDescription
I hereby certify that this plan, specification or report was prepared by me or under my direct supervision and that I am a duly Licensed Architect under the Laws of the State of Minnesota.
Signature
Print NameDate License NoMatthew Kruntorad 48542
510 Marquette Avenue South, Suite 200Minneapolis, MN 55402 | 612.375.0336
Architecture and Interiors
County Project No: 1005259County Contract No: PR00006399County Facilty No: 071County Project Manger: Liz Veaderko
Owner
Hennepin County MinnesotaFacility Services Department
A2208 Government Center, 300 South Sixth StreetMinneapolis, MN 55487 | 612-596-69492/5/2025 1:41:42 PMAutodesk Docs://2023021 Southdale Library/2023021_R24_Architecture.rvt3
Civil and Landscape
EOR
1919 University Ave. W, Suite 300, St. Paul, MN 55104 | 651.770.8448
Studio NYL
219 N 2nd Street #120Minneapolis, Minnesota 55401 |303.558.3145
Structural and Facade Mechanical, Electrical and Plumbing
Victus Engineering
2327 Wycliff St Suite 230, St Paul, MN 55114 | 612.859.8299
Technology
KCL
300 4th St, West Des Moines, IA 50265 | 515.724.7938
Lighting
Mazzetti
1999 Broadway, Denver, CO 80202 | 720.644.5032
100% DESIGN DEVELOPMENTAcoustic
KRA
4826 Chicago Ave, Minneapolis, MN 55417 | 612.374.3800
LEVEL ONE FLOOR PLAN
MSR Project No: 2023021
Southdale Library+ Edina Art Center7001 York Ave S, Edina, MN 55435
NOT FOR CONSTRUCTION
VESTIBULE
BREAKROOM
HOLDS
SERVICEDESK
WOMEN
MEN
JAN
LAYOUTROOM
PES
MEDIUMSTUDY
WELL
FAMILY RR
FOCUSHUDDLE
BOOK DROP
MEDIUMSTUDY
VESTIBULE
STUDYSTUDYSTORAGE
RR RR WELL
STUDY STUDY
OPEN OFFICE
HC IDF
ELEC
PES
CIRC ROOM
VEST
MEETINGROOM
PRINT
STG
STUDY
STUDY
MULTIPURPOSEROOM
STUDY STUDYSTG
STAIR 1
STAIR 02
ELEVELEV
0 4 8 3216 1/8" = 1'-0"31 LEVEL 1 FLOOR PLAN
Drawing
2
0
2
3
C
o
p
y
r
i
g
h
t
M
e
y
e
r
,
S
c
h
e
r
e
r
&
R
o
c
k
c
a
s
t
l
e
,
L
t
d
.
ISSUE / REVISIONDateMarkDescription

A2208 Government Center, 300 South Sixth StreetMinneapolis, MN 55487 | 612-596-6949
2/5/202
5
1
:
4
1
:
4
2
P
M
Autodes
k
D
o
c
s
:
/
/
2
0
2
3
0
2
1
S
o
u
t
h
d
a
l
e
L
i
b
r
a
r
y
/
2
0
2
3
0
2
1
_
R
2
4
_
A
r
c
h
i
t
e
c
t
ure.rvt
3
Civil and Landscape
EOR
1919 University Ave. W, Suite 300, St. Paul, MN 55104 | 651.770.8448
Studio NYL
219 N 2nd Street #120Minneapolis, Minnesota 55401 |303.558.3145
Structural and Facade Mechanical, Electrical and Plumbing
Victus Engineering
2327 Wycliff St Suite 230, St Paul, MN 55114 | 612.859.8299
Technology
KCL
300 4th St, West Des Moines, IA 50265 | 515.724.7938
Lighting
Mazzetti
1999 Broadway, Denver, CO 80202 | 720.644.5032
100% DESIGN DEVELOPMENTAcoustic
KRA
4826 Chicago Ave, Minneapolis, MN 55417 | 612.374.3800
LEVEL ONE FLOOR PLAN
MSR Project No: 2023021
Southdale Library+ Edina Art Center7001 York Ave S, Edina, MN 55435
NOT FOR CONSTRUCTION
PLANNING REVIEW 3D VIEWWetland
2
WAXAA QORAY DEBBIE TOWNSEND
Barxadda Goolofta Braemar ayaa loo doortay
inay martigeliso furitaanka La Qabsiga Furan ee
Minnesota, oo ah tartan loogu talagalay kuwa
naafada ka ah caqliga, neerfaha, dareenka
ama jirka.
Qaar ka mid ah ciyaartoyda goolofta ee naafada
ah ee ugu sarreeya dalka – iyo sida suurtagalka
ah ka shishe – ayaa la filayaa inay ciyaaraan
Sibteembar 26-28. Ciyaartoy sare oo goolofta
ah oo ka socdo Florida ayaa horeyba loo diiwaan
geliyay, iyadoona qaar badan oo ka mid ah ay
tartamayaasha ay wax u shiishayaan sida la
rabo ama u dhow. Waxaa un laga yaabaa inay
isticmaalaan qalab gaar ah ama lulid habaysan si
ay u sameeyaan.
“Ciyaartoydaan goolofta waa kuwo karti
badan,” ayuu yiri Nathan Lindberg, kaasoo
maareeya barnaamijyada goolofta la qabsiga
naafada ee Ururka Goolofta Minnesota (MGA)
ee qabanqaabinaya dhacdada. Qaar waxay ku
dhasheen naafooyin waxayna u arkeen in ay
gooloftu la qabsan karto. Qaarka kale waxay
ahaayeen ciyaartoy goolof oo aad u wanaagsan
kahor inta aysan soo gaarin dhaawac ama xaalad
caafimaad, hadana waxay la qabsadeen inay sii
wadaan inay ciyaaraan ciyaarta ay jecel yihiin.
Ururka MGA ayaa u tagay Braemar, 6364
John Harris Drive, inay noqdaan martigeliyaha
furitaanka iyadoo ay ugu wacan tahay u
heelanaanta Braemar ee muddada dheer ee
la qabsiga ciyaartoyda goolofta ee naafada
ah. Magaaladu waxay martigelisaa fasalada
goolofta ee la qabsiga, ciyaartoyda goolofta ee
Olombikada Gaarka ah waxayna tobanaan sano
shuraako la ahayd Machadka Baxnaanada ee
Courage Kenny (horay loo oron jiray Sister Kenny)
oo ay iskaashi kala samaynaysay horyaalka
goolofta la qabsiga.
“Braemar ayaa si buuxda u taageertay uguna
faraxsanayd. Kaliya diyaar uma ahayn inay
martigeliyaan. Waxay rabeen inay martigeliyaan,”
ayuu yiri Joel Comstock, Agaasimaha
Ururka MGA ee Iskaashiga Istaraatiijiga ah
& Cilaaqaadka Bulshada. “Barxada goolofta
laftirkeeda waa barxad aad ugu wanaagsan
dhacdo qaab horyaal ah.”
Ma jiraan isbeddelo loo baahnaan doono in lagu
sameeyo barxadda Championship 18. Marki
barxadi uu dib-u-qaabeeyay Richard Mandell
la furay 2019, waxaa ka mid ahaa meelo ay
adeegsan karaan naafada ADA iyo astaamo
soo dhaweynayo ciyaartoyda goolofta ee lixaad
kasta leh.
Jimco, Sibteembar 26, waxaa ku jiri doona rug
la qabsiga goolofta oo bilaash ah oo u furan
bulshada. Dhacdooyinka kale ee gaarka ah iyo
martida waa lagu dhawaaqi doonaa.
“Waxaan isku dayaynaa inaan ka dhigno
dhacdo wayn ilaa inta karaankeena ah,” ayuu
yiri Maareeyaha Guud ee Barxadda Goolofta
Braemar Joe Abood.
Dadka deggan Edina waxaa lagu boorinayaa
inay soo baxaan oo ay daawadaan ciyaartoyda
goolofta ee tartamaya dhammaadka
toddobaadka, iyadoo wakhtiyada ciyaarta ay
bilaabmayaan 8 a.m. Sibteembar 27 iyo 28.
Barxadda Goolofta Braemar waxay sidoo kale
martigelisay Horyaalka Xirfadeed ee Ururka
PGA ee Minnesota iyo Horyaalka Goolofta
Ragga ee Shirka Ciyaaraha Fudud ee Kulleejyada
Minnesota sanadki 2024.
“Ururadani waxay rabaan inay horyaaladooda
ugu waawayn ku yeeshaan halkan,” ayuu yiri
Abood. “Waxay muujinaysaa in maalgelinada
Magaalada ee barxadda goolofta ay wax soo
celinayaan. Tani waa goob ay ciyaartoyda
goolofta ay rabaan inay ka joogaan Minnesota.”
Braemar oo Martigelinaysa Furitaanka La Qabsiga Furan ee Minnesota
Barxadda Goolofta Braemar Ayaa La Doortay iyada oo Ay Ugu Wacan Tahay u Heelanaanta Mudada Dheer ee
Ciyaartoyda Goolofta ee Naafada ah
- WAXAA ISKU DUBARIDAY KATE HEIMEL
647
dadki yimid
dhar isdhaafsigi 2024
saacadaha ay mutadawiciinta ku
bixiyeen dhacdadi 2024
100
233
Rodol ayaa loogu deeqay
Halgamayaasha Maraykanka ee
Naafada ah ee Minnesota kadib
dhar isweydaarsigi 2024
boqolkiiba inta dhar ee la
isdhaafsaday
94%3,976
rodol oo deeqo ah dhar
isdhaafsigi 2024
Wixii macluumaad dheeraad ah, booqo
BraemarGolf.com ama mngolf.org.
La Qabsiga Furan ee Minnesota ee 2025
Goorta: Sibteembar 26-28, Barxadda Goolofta
Braemar
Diiwaangelinta: Booqo mngolf.org; waxay xirmaysaa
Juun 30
Cabbirka barxadda: 45 ciyaartoy oo ka kala socdo
qaybo kala duwan
Qaabka: Ciyaarta 36 god ku tuurista
Abaalmarinada: Koobab iyo abaalmarino loogu
talagalay guulaysteyaasha guud ee ragga iyo dumarka iyo
kuwa gala lambarka koowaad ee qayb kasta oo naafo
Mutadawiciin Ayaa Loo Baahan Yahay
Tartan horyaal wuxuu ku tiirsan yahay
mutadawiciinta. Waxaa loo baahan yahay inay
gacan ka gaystaan hawlo kala duwan, laga soo
bilaabo soo qabashada kubadaha ilaa ku dhex
safrinta ciyaartoyda xarunta dhexdeeda ilaa
caawinta ciyaartoyda.
“Waxaa jiri doona fursado badan oo kala duwan.
Ma u baahnid inaad ahaato khabiir goolof si aad
u soo baxdo oo aad wax u caawiso,” ayuu yiri
Maareeyaha Guud e Barxadda Goolofta Braemar
Joe Abood.
Dadka danaynaya waxaa laga codsanayaa inay
buuxiyaan Foomka Waydiinta Mutadawaca ee
yaalla barta Bit.ly/2025adaptivevolunteer.
Qaar ka mid
ciyaartoyda la
qabsiga goolofta
waxay isticmaalaan
gaariyaal gaar ah si
ay ugu dhex safraan
barxadda dhan ayna
xasilooni u siiyaan
lulitaankooda iyo
ganistooda. (Sawirka
waxaa qaaday
Michelle Tanner)
3Magaalada Edina EdinaMN.gov
952-927-8861 | mail@EdinaMN.govMagaalada Edina EdinaMN.gov4
Magaaladu Waxay Bisha Abriil
Bixinaysaa Booqashooyinka Kooxda
Tamarta Guriga oo Bilaash ah
La-taliyayaashu Waxay Dadka ka Caawinayaan
Aqoonsiga Siyaabaha Lagu Tashiilo Tamarta Laguna
Yareeyo Biilasha Adeegyada Guryaha
Dadka deggan Edina waxay bisha Abriil ballansan karaan booqashooyinka
Kooxda Tamarta Guryaha oo bilaasha ah.
Kooxda Tamarta Guryaha, oo ay taabagaliyaan Xcel Energy iyo CenterPoint
Energy oo ay fuliso Xarunta Tamarta iyo Deegaanka, waxay ka caawisaa
mulkiilayaasha guryaha iyo kiraystayaasha dhismayaasha leh afar qaybood
ama ka yar inay aqoonsadaan siyaabaha tamarta lagu tashiilo iyadoo la
adeegsanayo qiimayn guri oo gaar ah. Waxay rakibi doonaan agab tashiila
tamarta waxayna kormeeri doonaan nidaamyada dahaarka, kulaylinta
iyo qaboojinta iyo kulaylisada biyaha. Agabka laga yaabo inay rakibaan
waxaa ka mid ah nalalka LED, ka sharista cimilada ee albaabka iyo saqafka,
heerkul-beeg la borogaraamin karo ama casri ah ama dayactirada biyaha ee
tashiilka badan leh. Booqashada kadib, kaqeybgalaha wuxuu heli doonaa
warbixin tamar oo u gaar ah guriga iyo taageero ka socoto la-taliyayaasha
tamarta oo ku saabsan sida loogu guda galayo casriyaynta tamarta.
Kharashka booqashada Kooxda Tamarta Guryaha waxaa caadi ahaan hoos
loogu dhigaa $50 dadka deggan Edina, laakiin booqashooyinka qorshaysan
ee Abriil waxay noqon doonaan bilaash iyadoo qayb ka ah shaqada lagu
buuxinayo yoolalka Magaalada ee waxqabadka Cimilada.
Wixi macluumaad dheeraad ah ama si aad u ballansato Kooxda Tamarta
Guryaha, booqo mncee.org/HES.
DHACDOOYINKA SOO SOCDA
Talaado, Abriil 1, 7 p.m.
Shirka Golaha Deegaanka, Hoolka Magaalada Edina
Jimco, Abriil 4, 3 p.m.
Dhadhaminta Khamrada Dunidi Hore, Edina Liquor – Southdale
Axad, Abriil 6, 6 p.m.
Kooxda Durbaanka Birta, Edinborough Park
Khamiis, Abriil 10, 7:30 a.m.
Shirka Hay'ada Guriyeynta & Dib U Hormarinta, Magaalada Edina
Jimco, Abriil 11, 3 p.m.
Dhadhaminta THC-da Aan Kuurada Lahayn ee Jixxie,
Edina Liquor – Grandview
Jimco, Abriil 11, 5:30 p.m.
Caweyska filimka, “Luca,” Edinborough Park
Arbaco, Abriil 16, 7 p.m.
Shirka Golaha Deegaanka, Hoolka Magaalada Edina
Khamiis, Abriil 17, 2-4:30 p.m.
Hubinta Kursiga Baabuurka ee Bilaash ah, Saldhiga Dabdemiska 1aad
Sabti, Abriil 19, 10 a.m.- duhurki
Ugaarsiga Ukunta, 50th & France
Khamiis, Abriil 24, 7:30 a.m.
Shirka Hay'ada Guriyeynta & Dib U Hormarinta, Magaalada Edina
Khamiis, Abriil 24, 4-7 p.m.
Isdhaafsiga Dharka ee Bulshada, oo kadhacaya Qeybta Dambe ee
Garoonka Braemar
Jimco, Abriil 25, 10 a.m.
Maalinta Beerista Dhirta, Barxadda Goolofta Braemar
Axad, Abriil 27, 6 p.m.
Kooxda Kaqaybqaadanaysa Xuska John Philip Sousa ee u Horreeyey,
Edinborough Park
Shirarka Golaha Deegaanka, Maamulka Guriyeynta & Dib-u-
hormarinta iyo Guddida Qorshaynta toos uga daawo Edina TV
(Kanaallada Comcast 813 ama 16) ama onlaynka.
Si aad u hesho liiska shirarka iyo dhacdooyinka oo dhameystiran,
booqo EdinaMN.gov/Calendar.